Faah Faahin: Al-shabaab Oo Gudaha u Galay Degmada Ceelwaaq, Gedo Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay gudaha u galeen degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, halkaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda Federaalka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Turkiga, Qatar iyo Dalal Kale Oo Cambaareeyay Weerarkii Dekadda. Michael Keating oo ah ergeyga xogheyaha guud ee qaramada midoobey ayaa sheegay in ay ka xun yihiin khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho isagoo intaa raaciyay in dadka qaraxaasi…
2 daqiiqo Beesha Caalamka Oo Qaadacday Doorashada Wasiir Nuux, Guddiga Doorashada Iyo Ugaas-ka Beeshiisa Ayaa Horay U Diiday Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD, Ethiopia, Italy, Sweden, Ingiriiska iyo Mareykanka dhamaan waddamadaas iyo hey’adahaasi kala duwan waxaa ay diideen doorashada shalay la sheegay in Xildhibaannimo loogu doortay…
1 daqiiqo Liiska Xildhibaannada Aqalka Hoose Ee Maanta Puntland Lagu Doortay Doorashada Aqalka hoose ayaa maanta dib uga bilaabatay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, Xildhibaanno ay ka mid yihiin aasaasaha Fagaaraha Saadiq Warfaa iyo haweneyda xuquuqda aadanaha u ololeysa ee Sacdiyo…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Oo Ka Hadlay Qaraxii Saakay Ka Dhacay Muqdisho Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga tacsiyadeeyey Qoysaska, Qaraamabada iyo dhammaan shacabaka Soomaaliyeed qaraxii maanta kooxada nabad diidka ay ka geysteen Muqdisho. “Inaa Lilaahi wa inaa…
1 daqiiqo Madaxweyne Guuleed Oo Baaq U Direy Xildhibaannada Laga Soo Doortay Galmudug Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa xildhibaannada lagu doortay dhowaan Cadaado ku wareejiyay shahaadooyinka xildhibaanno. Cabdikariin Guuleed ayaa sheegay in xildhibaannada Cadaado ka soo baxay uu kula dardaarmayo ka…
1 daqiiqo Doomo Ganacsi Oo Ku Xirtey Dekadda Hobyo Maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa faahfaahin ka bixiyay doomo sida shixnado ganacsi oo ku xirtey dekadda magaalada Hobyo. Guddoomiyaha degmada Hobyo ee Galmudug Cabdullaahi Cali Axmed ayaa wareysi…
2 daqiiqo Suuqii Gaalkacyo Oo Maalintii Labaad Xiran Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in maalintii labaad suuqa aynaan ka jirin wax shaqo ah. Suuqa weyn ee bartamaha magaalada ayaa xiran kadib markii…
1 daqiiqo SAWIRRO: In Ka Badan 20 Qof Oo Ku Geeriyootey Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho Qarax aad u xooggan ayaa saakay ka dhacay nawaaxiga dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa qarxa…
3 daqiiqo Warbixin: Xayiraadda Sacuudiga Ee Xoolaha Soomaaliya Oo Saameyn Ku Yeelan Doonta Dhaqaalaha Soomaaliya Dalka Sacuudiga ayaa xayiraad KMG ah saaray xoolaha Soomaaliya, saameynta ay arrinkaas dhaqaalaha ku leedahay ayaa kala hadalney qaar ka mid ah madaxda dowladda Soomaaliya iyo maamullada dalka ka jira.…