Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Ka Hadlay Saldhig Milatari oo Dowladda Emaratku ay Ka Codsatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliand Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay jiritaanka saldhig milatari oo ay dowladda Emaratku ka codsatay Somaliland. Dr.Sacad Cali oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Guddoomiye Jawaari oo Ballanqaaday Inuu Dhex Dhexaad U noqon Doono Dhamaan Xubnaha Golaha Shacabka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in guusha maanta ay tahay mid usoo hoyatay dhamaan shacabka Soomaaliyeed, waxanuu ballan qaaday inuu dhex dhexaad u noqon doono…
1 daqiiqo Jawaari oo Mar kale Ku Guuleystay Afhayeenka Golaha Shacabka Ee Soomaaliya Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa mar kale loo doortay afhayeenka aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib doorasho maanta ka dhacday Golaha Shacabka. Baarlamaanka…
2 daqiiqo Sool: Maamulka Iyo Guddiga Abaaraha Oo Ka Hadlaya Heerka Abaaraha Iyadoo ay sii adkaanayso xaalada abareed ee ka jira gobolka Sool ayaa gudiga abaaraha Iyo Badha-saabka gobolka Sool Cabdi khayre Dirir ayaa baaq-qaylo dhaan ah u diray maamulka Somaliland inay…
4 daqiiqo Axsaabta Siyaasadda Somaliland oo Ka wadahadlay Abaaraha iyo Doorashooyinka Guddoomiyeyaasha axsaabta siyaasadda Somaliland ee Kulmiye, Waddani, oo shir ku yeeshay Hargeysa Talaadadii, ayaa ka wadahadlay xaaladda abaaraha iyo doorashooyinka oo muddo gaaban ay ka harsan tahay. Kulanka oo ay…
2 daqiiqo Madax Ka Tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo lagu Eedaynayo iney Caqabad ku yihiin Doorashada Aqalka Sare ee BFS Boqor Maxamed Jaamac oo ka tirsan madax dhaqameedka gobollada ayaa ku eedeeyay madax ka tirsan DFSoomaaliya iney caqabad ku yihiin habsami u socodka doorashooyinka aqalka sare ee BFS. Boqorka oo…
1 daqiiqo Muhaajir Reer Muqdisho Ah Oo Canada Ka Noqonaya Wasiirka Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Ra’isul wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa lagu wadaa in uu u magacaabo Axmed Xuseen oo ah muhaajir ka soo jeeda Muqdisho wasiirka socdaalka iyo jinsiyadaha. Axmed ayaa lagu soo daray…
2 daqiiqo Xildhibaan Ka Tirsan Hir-Shabeelle oo Dhaliillo usoo Jeediyay Madaxweyne Cosoble Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Caddow oo u warramay Goobjoog News ayaa sheegay in madaxweyne Cali Cabdullaahi Cosoble uu ku guuldareystay dedejinta dhismaha xukuumadda Hir-Shabeelle iyo inaanuu cidna la tashan dhismaha maamulka…
2 daqiiqo Nabaddoon Xaad “50 Nin Ma Burburin Karto Galmudug” Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ah guddoomiyaha Odoyaasha dhaqanka ee beelaha hawiye ayaa sheegay in aysan burburin karin nidaamka Galmudug tiro xildhibaanno ah oo uu sheegay in dano gaar ah…
1 daqiiqo Xareed Cali Xareed: Waxaan Diyaarineynaa Guddiga Doorashada Galmudug Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed oo wareysi siiyey Goobjoog News ayaa sheegay in ay diyaarinayaa guddi doorasho madaxweyne. Waxa uu sheegay Xareed in tillaabadii shalay…