Xildhibaanno Ka Hadlay Matalaadda Siyaasadeed Ee Gobolka Banaadir Xildhibaanno ka tirsan aqalka hoose ee BFS ayaa sheegay iney ku dadaalayaan sidii gobolka Banaadir uu ku heli lahaa matalaaddiisa siyaasadeed ee uu ku leeyahay DFS. Xildhibaan Caasho Koos iyo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo B/weyne: Ciidamada Ammaanka Oo Heegan La Geliyey Maamulka magaaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa tilmaamay in heegan buuxa la geliyey ciidamada amniga ee magaaladaasi si ay uga hortagaan khatar walbo oo dhankooda soo wajahda. Duqa magaaladaasi Cumar…
1 daqiiqo Jeneraal Indha Cadde “Al-shabaab Waxay Doonayaan Iney Qalqal Geliyaan Doorashooyinka” Wasiiru dowlihii hore ee wasaaradda gaashaandhigga Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay ka dhici karaan qataro amniga inta lagu jiro doorashooyinka. Indha Cadde oo…
1 daqiiqo Dowladda Maraykanka Oo Ka Hadashay Doorashooyinka Soomaaliya Dowladda Maraykanka ayaa ka hadashay doorashooyinka Soomaaliya, furitaanka Kalfadhigii Kowaad ee ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale hannaanka hadda loo wajahayo doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya. War-saxaafadeed uu soo saarey kaaliyaha…
1 daqiiqo Shir Looga Hadlayo Amniga Hiiraan Oo Ka Socda B/weyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo shalay uu gaaray madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa haatan waxaa ka soconaya shir ballaaran oo looga hadlayo amniga guud ee gobolka…
1 daqiiqo Madaxweyne Siilaanyo oo Soo Saaray Xeerka Dhaqangalka Miisaaniyadda ee 2017 Madaxweynaha Maamulka Somalilad Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyao ayaa maalintii shalay soo saaray xeer Madaxweyne oo lagu dhaqangelinayo miisaaniyad sanadeedka 2017. War-saxaafadeed uu soo saaray afhayeenka madaxtooyada Somaliland Eng.Xuseen Aadan Cigge.…
2 daqiiqo Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Ka Hadlay Waddooyinka Muhiimka ah ee Shacabka Laga Xiro Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac Ciyaar Jecel oo hadal jeedin ka sameeyay xarunta golaha shacabka Soomaaliya ayaa dhaliil u soo jeediyay kalfadhigga baarlamaanka oo uu ku tilmaamay mid aan muhiim ahayn…
2 daqiiqo Somaliland: Kulan Ay Soo Qabanqaabiyeen Salaaddiin Ayaa Lagu Dhex-dhexaadiyay Muuse Biixi iyo Cabdiraxmaan Cirro Kulan ay soo qabanqaabiyeen qaar ka tirsan salaaddiinta Somaliland oo lagu dhex-dhexaadiyay Labada Musharrax ee u taagan qabashada xilka madaxtooyada Somaliland ee kala ah C/raxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, iyo Muuse…
9 daqiiqo Is Sharaxaadda Jawaari Iyo Jeylaani Kadib, Akhriso Waxqabadkoodii Baarlamaankii 9-aad Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen guddiga doorashada golaha shacabka, murashaxiinta arjiyadooda la qabtey waxaa ku jira guddoomiyehii hore ee golaha shacabka Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari iyo ku xigeenkiisii koowaad…
2 daqiiqo Cudurro Laga Baqayo Iney Ka Dilaacaan Deegaannada Loo Naqraacay Ee Gobolka Bari Waxaa xilligaan aad looga baqayaa in cudurro ay ka dilaacaan deegaanno kamid ah gobolka Bari oo dhowaan ay usoo naqraaceen xoolo dhaqato ku sugnaa gobollo badan oo dalka ah. Xildhibaan…