Abaarta Ka Jirta Gobolka Bari Oo Saameysay Waxbarashadii Gobolkaasi Guddoomiyaha Wabarashada degmada Qardho ee gobolka Bari, Saciid Maxamed Faahiye oo xafiiskiisa kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in abaarta saameynta ballaaran ku yeelatay dadka iyo duunyada ay sidoo kale saameysay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Biyo Dhaamin Laga Sameeyey Deegaanno Abaartu Ku Dhufatay, Gobolka Sanaag Guddiga abaaraha gobolka Sanaag ayaa gurmar biyo dhaamin ah u sameeyey qoysas badan oo ku dhaqnaa deegaanka Booda Cadde oo kamid ah deegaanada abaartu ay ka jirto. Sheekh Saciid Axmed…
2 daqiiqo Jowhar: Beeraleyda Oo Ka Walaacsan Biyo Yaraanta Wabiga Shabelle Beeraleyda ku dhaqan magaalada jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa walaac ka muujiyey xaalad biyo yari ah oo ka jirta wabiga Shabelle, gaar ahaan qeybta uu gobolkaasi ka maro.…
2 daqiiqo Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Saxiixay Mooshinka Lagu Baab’inayo Murshaxiin 5 Ah Oo Guddiga Khilaafaadka Natiijadooda Laaleen Golaha Shacabka waxaa uu maanta xarunta golaha shacabka ku yeeshay kulanka 4aad ee kalfadhiga 1aad ee baarlamaanka 10-aad, iyaddoo laga hadley mooshin horay loogu gudbiyay aqalka oo ku saabsan in…
2 daqiiqo Golaha Shacabka Soomaaliya oo Warbixin Ka Dhageystay Guddiga Qabanqaabada Doorashada Guddoonka Golaha Kulan ay maanta ku yeesheen golaha shacabka magaalada Muqdisho ayaa waxay warabixin uga dhageysteen guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka Golaha shacabka oo ka horjeediyay qorshaha hanaanka doorasho ee guddoonka golaha shacabka.…
1 daqiiqo Madaxweynaha Hirshabelle Oo B/weyne u Tagey La Tashi Dadweyne Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa maanta lagu soo dhoweeyey magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana xubnaha la socdey kamid ahaa xildhibaan C/laahi Goodax Barre. Guddoomiyaha maamulka Gobolka…
1 daqiiqo Shir Amniga Looga Hadlayey Oo Lagu Soo Gebogabeeyay Doolow, Gedo Degmada Doolow ee gobolka Gedo waxaa lagu soo gebogabeeyey shir Saddex maalin socdey oo looga hadlayey amniga guud ee gobolkaasi, waxaana ka qeybgalay wasiiro Jubbaland ah, saraakiil iyo xubno ka…
1 daqiiqo Guddiga Doorashada Golaha Shacabka Oo Qabtey Araajida 7 Murashax Uu Ka Mid Yahay Prof: Jawaari Waxaa goordhaw soo gaarey warqabadka Goobjoog News in guddiga doorashada golaha shacabka ay qabteen maanta araajida ilaa 7 qof oo u tartamaya guddoonka golaha shacabka. Muraxiinta waxaa ay u kala…
1 daqiiqo Ilhaan Cumar Oo Si Rasmi Ah Loogu Dhaariyay Golaha Sharci Dejinta Ee Minnesota Ilhaan Cumar oo ah muwaadinad asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya balse heysata dhalashada Mareykanka ayaa loo dhaariyay golaha sharci dejinta ee Minnesota iyadoo noqotay muslimaddii 2aad ee Minnesota xilkan…
1 daqiiqo Askar Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Xarunta UNDP-da Ee Muqdisho 3 askari ayaa ku dhaawacantay qarax gaari oo goordhaw ka dhacay goob gawaarida la dhigto oo ku taalla xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho. Ciidamada dhaawacmay waxaa ay ka tirsanaayeen shirkadda…