Soomaaliya Oo Xoolo u Dhoofisey Yemen Iyo Cumaan Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga dhoofiyey 2,400 (Labo Kun Iyo Afar Boqol) oo Lo ah, kuwaasi oo kusii jeeda dalalka Yemen iyo Cumaan. Dalka Cumaan ayaa loo… 1 daqiiqo
4 daqiiqo Muuqaal: Nolosha Dadka Reer Zanzibar Ee Muqdisho Bishii September 2-deedii sanadkii 2001-dii ayey aheyd markii ugu horreysay oo ay Soomaaliya yimaadaan qaxooti u dhashay dalka Zanzibar gaar ahaan magaladda Muqdisho oo aheyd bartilmaameedkooda, iyaga oo ka soo…
2 daqiiqo Sawirro: Madaxweynaha Oo Xariga Ka Jaray Isbitaalka Martini Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray isbitaalka Martini ee ciidammada Naafada ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho. Wasiirka Gaashaandiga, wasiir ku xigeennada Caafimaadka…
1 daqiiqo Washington Oo Diblomaasiyiin Ruush Ah Ceyrineysa Iyo Kremlin-ka Oo Jawaab Ka Bixiyay Dowladda Mareykanka ayaa Khamiistii u qabatay 72 saac in ay dalkeeda uga baxaan diblomaasiyiin u dhashay dalka Ruush-ka. Arrintan ayaa timid kadib markii lagu eedeeyay raggaasi in ay ku lug…
1 daqiiqo Wareysi: Guddoomiye Boqorre Oo Ka Hadlay Ajendaha Kulan Maalinta Berri Ah Leeyihiin Xildhibaannada Aqalka Hoose Guddoomiyaha KMG ee aqalka hoose ee baarlamaanka Federaalka Cismaan Cilmi Boqorre oo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa ka warbixiyey ajendaha kulankooda 2-aad ee Kalfadhiga 1-aad, kaas oo maalinta berri ah…
1 daqiiqo Cali Xaaji Warsame Oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Mareykanka Ay Dadka Dhalashadooda Heysta Uga Digayaan Musuqa Musharax Madaxweyne Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu soo dhaweeyay go’aan uu sheegay in dalka Mareykanka uga digayaan musuqa dadka heysta dhashadooda. Musharax Cali Xaaji warsame oo haatan ku sugan…
1 daqiiqo Baydhabo: Maamulka Oo Codsi u Direy Dhallinyarada Maamulka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa dhallinyarada ku dhaqan magaaladaasi ka dalbadey iney kala shaqeeyaan amniga guud ee magaalada. Guddoomiyaha Baydhaba C/laahi Cali Maxamed oo maanta oo Khamiis…
1 daqiiqo 5 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Ka Dhacay Xuduudda Gobolka Mudug La Wadaago Itoobiya Inta la xaqiijiyay Shan qof ayaa ku geeriyootey halka tiro intaas ka badanna ay ku dhaawacmeen kadib dagaal ka dhacay xuduudda gobolka Mudug uu la wadaago Itoobiya. Dagaalkani ayaa ku…
1 daqiiqo Ban Ki-moon Oo Baaq u Direy Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa ka hadlay dhaarinta xildhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, isaga oo dhanka kalena baaq direy. Qoraal uu Mr Moon soo saarey ayaa…
1 daqiiqo Duqa Muqdisho Oo Ka Digey Qashinka Lagu Soo Shubo Waddooyinka Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maanta saxaafadda la hadlay ayaa ka digey in hareeraha waddooyinka magaalada Muqdisho lasoo dhigo qashin, isaga oo sheegay in…