Somaliland oo bayaan ka soo saartay shaqaaqada ka taagan magaalada Ceerigaabo Xukuumadda Somaliland, waxay ugu baaqday dadka Walaalaha ah Degaanada Koonfurta Gobolka Sanaag ee ay shalay shaqaaqadu ka dhacday in ay nabadda ilaaliyaan. waxaa sidoo kale sheegtay in kooxaha Bulshada iska horgeynaya laga qaadi doono tilaabo sharciga waafaqsan. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dowladda Namibiya oo ku dhawaaqay in ay xannibtay markab looga shakiyay in uu hub u sido Israa’iil Sida ay sheegeen Masuuliyiinta dalka Namibia Markab ay uga shakiyeen inuu sido shixnad milateri oo ay Israa’iil ugu talo-gashay dagaalka ka socda Qaza ayaa laga hor istaagay inuu kusoo xirto dalka Koonfurta Afrika ku yaalla.
1 daqiiqo Soomaaliya oo Ku Baaqday Tallaabo Ka Dhan ah Shabakadaha Tahriibka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Suudaan ayaa ku guulaysatay inay soo daadgurayso 31 muwaadin Soomaaliyeed oo laga soo daayey Port Sudan.
1 daqiiqo Masar oo diyaarado ciidanka iyo saanad wada oo Muqdisho ka soo dejisay Dowladda Masar ayaa laba diyaaradood oo la sheegay inay ciidan iyo saanad militari wadeen ka soo dejisay magaalada Muqdisho, waxayna tillaabadaani ku soo beegantay xilli dhowaan ay Soomaaliya iyo masar heshiis difaac kala saxiixdeen, sidoo kalena ay Qaahira
2 daqiiqo Ugu yaraan 73 qof oo lagu diley saldhig booliska oo ku yaalla dalka Pakistan Ugu yaraan 73 qof ayaa lagu dilay gobolka Balochistan ee dalka Pakistan, kadib markii kooxo gooni u goosad ahi ay weerareen saldhigyada boolis , khadad tareen iyo waddooyinka waaweyn oo halkaas ku yaallay, waxaana ciidamada ammaanku ay bilaabeen howlgallo aargoosi
1 daqiiqo Ugu yaraan 49 qof oo ku dhintay daadad ku dhiftay dalka Nigeria Ugu yaraan 49 qof ayaa ku dhintay kumanaan kalena way ku barakaceen dalka Nigeria ka dib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen daadad ku dhuftay waqooyi bari ee dalkaasi,
1 daqiiqo Khasaare baaxad leh oo ka dhashay daadad ku dhuftay Suudaan Sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, fatahaad uu sameeyay biyo xireen weyn oo ku yaalla bariga Sudan ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 30 ruux oo ka mid ah dad ku nool ilaa 20
1 daqiiqo Ku dhawaad 200 oo qof oo lagu diley weearar ka shacay dalka Burkina Faso Ku dhawaad 200 oo qof ayaa lagu dilay, halka 140 kalena lagu dhaawacay weerar ka dhacay magaalada Barsalogho ee dalka Burkina Faso, waana weerarkii ugu dambeeyay ee weerarro is daba joog ah oo ay aaggaas ka gaystay koox hubeysan oo xiriirka la leh Al-Qaacida, kuwaas
1 daqiiqo Ugu yaraan 4 qof oo ku dhintay biya-xireem ku dumay dalka Suudaan Wararka ka imaanaya dalka Suudaan ayaa sheegay in biyo-xireen ku yaal waqooyi bari ee dalkaasi uu dumay, ka dib markii roobab lixaad lihi ay halkaas ka da’een, kuwaas oo horseeda daadad iyo fatahaado sida ay sheegtay wasaaradda
1 daqiiqo Ugu yaraan 10 oo ku dhintay dhul go’ ka dhacay dalka Itoobiya. Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay dhul go’ ka dhacay waqooyiga gobolka Axmaarada ee dalka Itoobiya, sida ay sheegtay warbaahinta gudaha dalkaasi, waana masiibadii labaad