Gaalkacyo: Isku Socodka Dadweynaha Oo Dib Loo Furayo Guddiga nabadda ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay inay wadaan dadaallo ay ku doonayaan inay dib ugu furan isku socodka Koonfurta iyo Waqooyiga magaaladaasi. Dadka iyo gaadiidka ganacsi ayaa maalmihii la… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Guddiga Doorashada Heer K/galbeed Oo Kahor Yimid Go’aankii Guddiga Khilaafaadka Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee K/galbeed ayaa kasoo horjeestay go’aankii shalay guddiga khilaafaadka doorashooyinka ku laaleen 11 kursi oo aqalka hoose. Qoraal kasoo baxay guddigan ayaa lagu sheegay in…
2 daqiiqo Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Jabuuti Oo Ku Kulmay Hargeysa Wafadi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Jabuuti Xasan Cumar Maxamed Burhaan ayaa magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland kula kulmay madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Siilaanyo oo arrimo dhowr ah ay…
2 daqiiqo Wasiirka Ganacsiga: Waa La Dhiirogelinayaa Ciddii Keenta Maskax Dib Loogu Kicinayo Warshadihii Dalka Wasiirka Ganacsiga iyo Warashada Xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Axmed ayaa sheegay in ay soo dhoweynayaan ciddii dooneysa iney dib u howlgeliso warshadihii faraha badnaa ee dalku lahaan jirey kuwaa oo…
1 daqiiqo Murashax Cabdiraxmaan C. Warsame Oo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Ku Sheegay Mid U Adeega Xasan Sheekh Murashax madaxtinnimada doorashada Soomaaliya 2016-ka Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame ayaa dhaleeceeyay guddiga xallinta khilaadka ee doorashada isagoo sheegay in guddigan isku badalay Howl-wadeenno ka tirsan xafiiska ololaha Xasan Sheekh. Warsame waxaa…
4 daqiiqo Prüfung von wirtschaftlicher Text Ghostwriterbüro für Medizinstudenten Prüfung von wirtschaftlicher Text Ghostwriterbüro für Medizinstudenten Benötigen Sie tollen Dissertation Ghostwriter für der Fertigung Ihrer Hausarbeit voll und ganz. Diplomarbeit-Experte.de – Gründliche Facharbeit Darstellung online Schreibunternehmung Kritik Herstellung online…
2 daqiiqo Puntland Oo Amartay Inay Isdaawaangeliyaan Xoogsatada Ku Sugan Gaalkacyo Taliska amniga gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Gaalkacyo kaga dhawaaqay go’aan ay ku sheegeen inuu degdeg yahay islamarkaana dadka muruqmaalka ah ee ka shaqeysta waqooyiga Gaalkacyo ay…
1 daqiiqo Abaarta Halakeysay Puntland Oo Ka Sii Dareysa Dadka ay abaaruhu ku heystaan degaannada Puntland ayaa maalinba maalinta xigta ay sii xumaanaysaa xaaladdooda, waxaana bakhtiyay xoolo badan oo isugu jira geel iyo ari kuwaasoo u dulqaadan waayay harraadka…
1 daqiiqo Guddiga Xalinta Khilaafaadka Ee Doorashooyinka Oo Laalay 11 Kursi Guddiga xalinta khilaafaadka doorashada ayaa laalay 11 kursi oo aqalka hoose ah kuwaa oo lagu muransanaa, iyadoo doorashadoodu ay ka dhacday Jubbaland, Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed iyo Puntland. Kuraastaasi ayaa…
1 daqiiqo Alshabaab Oo Weerartay Degmada Qoryooleey Wararka laga helayo degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya inuu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Xarakada Alshabaab. Dagaalka oo xalay dhacay ayaa Alshabaab waxay…