SAWIRRO: In Ka Badan 20 Qof Oo Ku Geeriyootey Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho Qarax aad u xooggan ayaa saakay ka dhacay nawaaxiga dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa qarxa… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Warbixin: Xayiraadda Sacuudiga Ee Xoolaha Soomaaliya Oo Saameyn Ku Yeelan Doonta Dhaqaalaha Soomaaliya Dalka Sacuudiga ayaa xayiraad KMG ah saaray xoolaha Soomaaliya, saameynta ay arrinkaas dhaqaalaha ku leedahay ayaa kala hadalney qaar ka mid ah madaxda dowladda Soomaaliya iyo maamullada dalka ka jira.…
2 daqiiqo Xildhibaan Ka Hadlay Abaaraha Ka Jira Galmudug Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa ku baaqay in gargaar beni’aadanimo lala gaaro dadka iyo duunyada ay saameysay abaarta daran ee ka jirta gobollada dalka. Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Cali ayaa…
1 daqiiqo Gaas Oo Ka Hadlay Muranka Kuraasta Aqalka Hoose Ee Sool Iyo Sanaag Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dalbadey in la caddeeyo kuraasta lagu muransan yahay ee gobollada Sool iyo Sanaag. Waxa uu sheegay in guddoomiyaha baarlamaanka Puntland iyo madaxweyne…
2 daqiiqo Djabuti Oo Dhul Maalgeshi Ku Wareejineysa Dowladda Turkiga Dalka Djabuti waxay siineysaa Dowladda Turkiga dhul uu balaciisu yahy 5 Malyan oo Mitre si ay u maalgashadaan taasi oo wax badan ka badali doonta ganacsiga dalkaas. Sanadhii la soo…
1 daqiiqo Somaliland: Xoolaha Aan Dhoofinno Caafimaadkooda Waan Hubinnaa Maamulka Somaliland ayaa sheegay in xoolaha laga dhoofiyo deegaannadooda aysan qabin wax cudur ah, islamarkaana go’aankii dowladda Sacuudiga ku hakisay xoolaha laga dhoofiyo Soomaaliya yahay mid aan laga fiirsan. Wasiirka…
2 daqiiqo Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Looga Hortagayo Xaalufka Dhirta Ka Sameeyey Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo looga hortagayo xaalufinta dhirta waxay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan. Deegaanno hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa howlgalkaan laga sameeyey, waxaana…
1 daqiiqo In Ka Badan 15 Qof Oo Ku Geeriyootey Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho Faah faahin horudhac ah ayaa laga helayaa qarax loo adeegsaday gaari oo saakay ka dhacay afaafka hore dekadda weyn ee magaalada Muqdisho. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa ku…
1 daqiiqo Qarax Ka Dhacay Nawaaxiga Dekadda Magaalada Muqdisho Qarax aad u xoogan islamarkaana laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga dekadda weyn ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa u sheegay Goobjoog…
3 daqiiqo Guddiyada Doorashada Dadan Iyo Ugaaska Beesha Jidle Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Doorashada Wasiir Nuux Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan inta doorashada la socota waxaa ay saaka ku waaberiisteen doorasho la sheegay in Maxamed Cabdulahi Xasan Nuux, wasiirka dhalinyarada iyo Sportiga magaalada Jowhar loogu doortay Xildhibaan…