Baydhabo: Cabashada Ay Qabaan Siyaasiyiinta Oo Sii Kordheysa Iyadoo magaalada Baydhabo ay weli ka socoto doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka ayaa waxaa barbar socda khilaafyo iyo cabashooyin shaqada doorashada ee socota. Cabashooyinka ugu badan ayaa ah kuwa… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Guddiyada Doorashada: Hanjabaado , Isdaba marin Liis, cagajuglayn iyo Takrifal Hanti Ayaa Doorashada Ka Dhacday War Saxaafadeed ay si wadajir u soo saareen Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ayaa lagu sheegay in doorashada ay hareeyeen hanjabaadyo ,…
1 daqiiqo Galmudug: Guddi Loo Magacaabay Abaaraha Madaxweynaha dowladda Galmudug ayaa guddi u magacaabay abaaraha ka jira gobollada Galgaduud iyo Mudug oo saameyn aan yareyn ku yeeshay dadka iyo duunyada. War qoraal ah oo ka soo baxay…
3 daqiiqo Jubbaland: Magacyada Xildhibaannada Cusub, Wasiirro Iyo Xildhibaanno Dib Loo Doortay Iyo Musuqii Doorashada Waxaa la soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose ee maamul goboleedka Jubbaland, ilaa 43 Xildhibaan oo ka tirsan aqalka hoose ayaa lagu doortay magaalada xeebta ah ee Kismaayo. Toban(10)ka mid ah…
1 daqiiqo SAWIRRO: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax khasaare geystay ayaa maanta ka dhacay Isgoyska Maanabooliyo, degmada Shibis ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa ka dhex dhacay gaari nooca loo yaqaan Kaarib islamarkaana uu watey sarkaal ka tirsan…
2 daqiiqo Guddiga Doorashada Dadban Iyo Galmudug Oo Ka Shiray Arrimaha Doorashooyinka Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee Heer federaal Cumar Maxamed Cabdulle ayaa maanta gaarey magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo lagu soo dhoweeyay. Mas’uuliyiin ka tirsan…
1 daqiiqo Gaas Oo Baaq u Direy Shacabka Puntland Madaxweynaha maamulka Puntand C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqey shacabka ku dhaqan deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo iney ka qeybqaataan u gurmashada shacabka abaarta ay ku hayso Puntland. Waxa uu…
1 daqiiqo Kismaayo: Doorashadii Aqalka Hoose Oo Lasoo Gebogebeeyey Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose waxaa maanta lagu soo gebogebeeyey doorashada xildhibaannada aqalka hoose, iyadoo kursigii ugu dambeeyey maanta la doortey. Ibraahim Maxamed Xuseen ayaa noqday xildhibaankii ugu dambeeyey…
1 daqiiqo Keating Oo Gaaray Kismaayo Waxaa maanta Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose gaarey wafdi uu hoggaaminayo ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Micheal Keating. Mas’uuliyiinta maamulka Jubbaland ayaa Keating kusoo…
2 daqiiqo 4 Qof Oo Siyaabo Kala Duwan Ugu Geeriyootey Hargeysa Laba nin ayaa xalay lagu dilay gudaha magaalada Hargeysa , labadaasi mid ka mid ah waxa la dilay isaga oo ku jira Faramashi uu ku lahaa degmada Ibraahim Koodbuur kadib…