Jadwalka Doorashada Dadban Ee Soomaaliya Oo Markii 3-aad Fashilmay Waxaa maanta fashilmay doorashada lagu ballan sanaa ee guddoonka labada aqal, arrintaas oo mugdi-gelisay in Soomaaliya ay madaxweyne yeelato November 30-keeda. Guddiga doorashada dadban ee federaalka ah oo la hadlay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Taariikhda Abwaanka Geeriyooday Ee Maxamed Jaamac Kayd Abwaan Maxamed Jaamac Kayd oo ku sii magac dheeraa Kayd Dhegoole sannadkii 1952-dii ayuu ku dhashay magaalada Burco ee gobolka Togdheer xarunta u ah , halkaasi ayaanu waxbarahsada qaybta hoose…
2 daqiiqo Xildhibaan Kulalihi Oo Eedeyn U Jeediyay Xasan Sheekh Iyo Cabdiweli Gaas Xildhibaan Maxamuud Maxamed Maxamuud(Kulalihi) ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Garoowe wuxuu si adag ugu dhaliilay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali…
2 daqiiqo Somaliland: Wasaaradaha Caafimaadka Iyo Dib u- dejinta Oo Isku Qabsaday Qaxooti Ka Imaanayey Yemen Wasaaradaha caafimaadka iyo dib u- dejinta maamulka Somaliland ayaa isku khilaafsan in la soo qaabilo dadka Soomaalida iyo Yemenida iskugu jira ee ka soo barakacaaya dagaalada sannadkii saddexaad u gudbay…
1 daqiiqo Madaxweynaha Galmudug Iyo Safiirka Midowga Yurub Oo Kulan Ku Yeeshay Muqdisho (SAWIRRO) Madaxweynaha Galmudug mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta waxa uu kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho safiirka Midowga Yurub Soomaaliya Ambassador – Ms Veronique LORENZO. Kulankani ayaa waxaa looga hadalayay arrimo…
2 daqiiqo Galmudug Oo Ku Dhawaaqay Salaad Roob Doon Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Galmudug Sheekh Mursal Cabdiraxmaan Oo Ku Baaqay In Gurmad La Gaarsiiyo Dadka Ay Abaaruhu Ku Heystaan Gobollada Galgaduud iyo Mudug Iyadoo Gobollada Dalka Soomaaliya ay ka…
2 daqiiqo Wasiirka Petroolka Oo Aan u Tartamin Xildhibaannimo, Kadib Markii Lagu Eedeyay Musuq Cabdulahi Maxamed Aden-Shaacir ayaa ku guuleystay kursigii laga joojiyay wasiirka Petroolka federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mukhtaar. Kursiga waxaa ku tartamayey Cabdulahi Maxamed Shaacir iyo Cabdulahi Ibrahim, ninka dambe ayaa tanaasulay…
1 daqiiqo Jowhar Iyo Baydhabo: Doorashada Oo Socota Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa ka billaabatay doorashada aqalka hoose ee maalmahan ka socotay halkaasi. Ergadii ayaa gebigeedba lagu xareeyay hoolka doorashada waxaana socda doorashada oo maanta…
5 daqiiqo Warbixin: Dib U Dhaca Doorashada Guddoonka, Musuqa Iyo Dhibaatooyinka Doorashada Bilow Ilaa Dhammaad Maanta waxaa ay shacabka Soomaaliyeed sugayeen doorashada guddoonka labada aqal ee baarlamaanka cusub 2016, waxaa muuqata in guddiga doorashada dadban, beelaha, madasha iyo maamul goboleedka intaba ay ku guul-dareysteen qabashada…
1 daqiiqo Garoowe: Doorashada Aqalka Hoose Oo Billaabatay Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in ay billaabatay doorashadii aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka oo ay maanta ku tartamayaan dhowr musharrax. Seddex kursi ayaa qorshaha uu yahay in…