2 daqiiqo Sheeko:War Ugu yaraan 45 qof oo tahriibayaal ah oo ku dhintay doomo ku degay xeebaha dalka Jabuuti Ugu yaraan 45 qof ayaa ku dhintay ka dib markii labo doonyood oo muhaajiriin ah ay ku dagtay xeebaha dalka Jabuuti, sida ay sheegtay hay’adda socdaalka ee Qaramada Midoobay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay xeeldheereyaashu ku tilmaameen weerarkii Iran? Xeeldheereyaasha dunida ee aqoonta u leh arrimaha militariga iyo sirdoonka ayaa si weyn u fallanqeynaya weerarkii ballaarna ee Iran ay saaacado ka hor ku qaaday maamulka Israa’iil.
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerar la sheegay in lagu qaaday hoyga safiirka imaaraadka ee dalka Suudaan Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay weerar lagu qaaday xarunta safiirka Imaaraadka Carabta ee magaalada Khartoum.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa laga yiri weerarkii ay Iran ku qaaday maamulka Israa’iil? Saacado ka hor dowladda Iran ayaa in ka badan 300 oo gantaal ku garaacday magaalooyin ku yaalla gudaha maamulka Israa’iil oo ay Tel Aviv ugu horreyso iyo meelo kamida deegaannada la haysto ee falastiin.
1 daqiiqo Sheeko:War Iran oo weerar Gantaalo ah ku qaaday Israa’iil Telefishanka dowladda Iiraan ayaa sheegay in ciidanka kacaanka Iran ay ku qaadeen Israel weeraro gantaalo ah.
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha JFS oo furay shirweynaha hormarinta beeraha dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow magaalada Muqdisho ka furay shirweynaha koowaad ee hormarinta silsiladaha maalgashiga beeraha dalkeena.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo duqeysay Caasimadda dalka Suuriya Inta la xaqiijiyay Saddex qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, halka sagaal kalena ay dhaawacmeen duqeymo ay Israa’iil ka geysatay caasimadda magaalo madaxda dalka Suuriya ee Dimishiq sida ay sheegtay warbaahinta dowladdu
1 daqiiqo Sheeko:War Kooxo hubeysan oo toogtay mid ka mid ah Nabadoonada ugu caansan degmada Luuq Kooxo hubeysan ayaa toogtay oday dhaqameed caan ah oo lagu magacaabo Aden Isak Yarow magaalada Luuq ee gobolka Gedo.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Isra’il oo duqeysay dekadda Xudeyda ee Yemen Isra’iil ayaa sheegtay inay duqeysay bartilmaameedyo ay Xuutiyiinya ku leeyihiin dalka Yemen, iyada oo weerarkaan ku sheegtay mid ay uga jawaabeyso madaafiic ay Xuutiyiinta ku garaacayeen labadi maalin ee lasoo dhaafay Israa’iil.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo si kulul u cambaareeyay dilkii hoggaamiyaha Xisbullaahi Dowladda Ruushka ayaa si kulul u cambaareysay dilkii hoggaamiyaha guud ee ururka Xisbullaahi Shiikh Xasan Nasrallah, ayadoo sheegtay in arrintaasi ay cawaaqib xun ku yeelan doonto xaaladda gobolka Bariga dhexe.