1 daqiiqo Sheeko:War DEG DEG: Dowladda Soomaaliya oo beenisay in ay hakisay duulimaadyadii Baydhabo Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa beenisay in dowladda Soomaaliya ay hakisay duulimaadyadii aadi jiray Garoonka magaalada Baydhabo ee ka bixi jiray Aadan Cadde.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay salka ku haysaa xiisadda ka dhex qaraxday Hindiya iyo Iiraan ? Dowladaha Hindiya iyo Iiraan ayaa is dhaafsaday dhaleecaynno iyo dhaliilo diblumaasiyadeed oo ku saabsan xaaladda dadka muslimiinta ee ku nool Qasa, Myanmar, iyo Hindiya, kuwaas oo la kulma xadgudubyo iyo cadaadis takoor diimeed la xariira.
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Hay’adda Caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Hay’adda Caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA), sida lagu go’aamiyay shirkii guud ee 68aad ee Hey’adda oo todobaadkan ka dhacay magaalada Vienna…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Khasaaraha dhimashada fahaado ku dhacay bartamaha yurub oo sii kordhaysa Waxaa korortay tirada dadka ku dhintay fatahaado ku dhufatay bartamaha Yurub dabayaaqadii todobaadkii ina dhaafay, iyada oo khasaaraha ugu badan uu ka dhacay dalalka Czech Republic, Poland iyo Austria.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda shiinaha oo sii daysay baadari Mareykan ah oo ku dhawaad 20 u xirnaa Shiinaha ayaa sii daayay David Lin, oo ah baadari u dhashay Mareykanka, kaasoo xabsiga ku jiray tan iyo 2006, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanku.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sidee u dhacay weerarka uu mar kale ka badbaaday Trump? Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa ka badbaaday iskuday dil xilli uu ku sugnaa goob lagu magacaabo Trump International Golf Club oo ku taal West Palm Beach, Florida.
1 daqiiqo Sheeko:War Booliiska Soomaaliya oo soo xiray nin ku eedeysan dilka Gabadh uu Haasaawe kala dhaxeeyay Ciidanka Boliiska Gobolka Banaadir, gaar ahaan Saldhigga Booliiska degmada Warta-Nabadda, ayaa gacanta ku soo dhigay Cabdi Casiis Cismaan Maxamed, oo loo yaqaan Sadaam.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kooxda Xuutiyiinta oo weerar gantaallo ah ka geystay gudaha Israa’iil Ciidanka Israa’iil ayaa xaqiijiyay in gantaal laga soo riday dalka Yaman uu ka dhacay gudaha ismaamulka Yuhuudda, ayagoo intaa ku daray in uu meel aan la deganayn, waxyeellona aanay ka dhalan.
1 daqiiqo Sheeko:War Muxuu Mareykanka Itoobiya kala hadlay? Magaalada Addis Ababa waxaa dhowaan gaaray wafdi Maraykanka ka socda oo uu hogaaminayo ergayga dowladda Marykanka u qaabilsan bariga Afrika Mike Hammer, kaasoo kulamo la qaatay madaxda dalkaasi.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo ku dhawaaqay cuna-qabatayn ka dhan ah shirkadaha gantaallada Sameeya ee Pakistan Dawladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday wareeg cusub oo cunaqabatayn ah, taas oo lagu beegsanayo shirkad Pakistani ah iyo dhowr hay’adood iyo hal qof oo Shiineys, kuwaas oo ku lug leh qalabka iyo teknoolajiyada loo adeegsado horumarinta gantaallada ballistic-ga ee Pakistan.