Siyaasiyiin Ka Digay In Labo Maamul Looga Dhawaaqo Gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe Qaar kamid ah siyaasiyiinta gobolka Hiiraan kuwooda ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolkaasi ayaa ka digay maamullo isbarbaryaac ah in looga dhawaaqo magaalada gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan. Siyaasiyiintani… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Galmudug: Ciidamada Galmudug Waa Inay U Diyaargaroobaan Ilaalinta Amniga Inta Doorashooyinka Lagu Jiro Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa maanta booqday xeryo ciidan oo ku yaalla magaalada Cadaado ee xarunta maamulkaasi. Xeryahani ciidan oo uu kormeeray madaxweyne ku xigeenka ayaa…
2 daqiiqo Qaramada Midoobey: 5 Milyan Oo Soomaali Ah Ayey Heysaa Cunno Yari Warbixin ay talaadadii soo saartay hey’adda qaramada midoobeyayaa waxaa lagu sheegay in ilaa 5 Milyan oo Soomaali ah ay heyso cunno yari ba’an, tiradan oo ah mid aad u badan.…
1 daqiiqo Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Wararka laga helayo nawaaxiga Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Qaraxa ayaa la sheegay inuu…
2 daqiiqo Maamulka Gobolka Mudug Ee Galmudug Oo Hay’adaha Aan Sharciga Heysan Faray Inay Isa Soo Diiwaangeliyaan Maamulka gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta ka si adag uga hadlay hay’ado samafal ah qaarkood oo ka howlgala degaanno ka tirsan gobolkaasi. Kulan maanta maamulka uu isugu…
1 daqiiqo Dibadbax Ka Dhan Ah Hammiga Kenya Ee Badda Soomaaliya Oo Ka Socda Muqdisho (Sawirro) Goor dhow waxaa magaalada Muqdisho ka billowday dibadbax ballaaran oo ay dhigayaan Kumanaan shacab ah, waxaana dibadbaxani loogaa soo horjeedaa hamiga Kenya kasoo galay Badda Soomaaliya. Dibadbaxan waxaa soo abaabulay…
2 daqiiqo Goodax: Maamulka Laga Dhisayo Jowhar Waa Mid La Damacsan yahay In Xildhibaanno Lagu boobo Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay goobjoog News ayaa sheegay in odoyaasha dhaqanka Baladweyne ay go’aan ku gaareen iney sameeyaan maamul…
6 daqiiqo Madaxweyne Siilaanyo oo Go’aankii kala Qaadista Doorashooyinka ka leexinaya Caqabada Sharci ee Hortaagan Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa codsi dib u eegis qaraar ah u gudbiyay maxkamadda Dastuuriga ah, kaas oo dhigaya in mar la wada qabto doorashooyinka madaxweynaha, madaxweyne ku…
1 daqiiqo Maamulka Mandhera Oo Sheegay In Ay Adkeeyeen Amniga Kadib Cabsi Kaga Timid Al-shabaab Maamulka magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegay in ay aad u adkeeyeen amniga guud ee magaaladaasi, kadib markii ay casbi uga timid dhanka Xarakada Al-shabaab. Guddoomiyaha degmadaasi Fredrick…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Qardho Ee Gobolka Bari Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa la filayaa in maanta safar uu ku aado magaalada Qardho ee gobolka Bari. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmadaasi ayaa xaqiijiyey in…