Wasaaradda Arrimaha Dibadda Oo Qoraal Kasoo Saartay Dacwadda Badda Ee Soomaaliya Iyo Kenya Wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya ayaa qoraal kasoo saartay arrinta la xiriirta dacwad badeedka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. War-saxaafadeedka ayaa sidan u qoran:- Todabaadkaan oo billaabanaya 19-ka September… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Waxgaradka Hiiraan Iyo Shabellaha Dhexe Oo Ku Heshiiyey Tirada Kuraasta Baarlamaanka Maamulka Cusub Ergada ka qeybgaleysa shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo shabellaha dhexe ayaa maanta ku heshiiyey tirada kuraasta baarlamaanka lasoo dhisayo ee maamulkaasi yeelanayo. Waxay ergada ku heshiiyeen in kuraasta baarlamaanka…
2 daqiiqo Waa Kuma Murashaxa Jibril Ibrahim Cabdule Oo Kusoo Biiray Liiska Murashaxiinta Waxaa maanta si rasmi ah isu soo taagay xilka madaxweynimada Soomaaliya in uu tartamayo 2016-ka murashaxa cusub ee Jibriil Ibraahim Cabdulle, ku dhawaaqista Cabdulle ayaa sidoo kale waxaa ay soo…
1 daqiiqo Xeer Ilaaliyaha Qaranka: Doodda Badda Halkan Ayaa Lagu Furayaa, Maxkamaddan Ayaana Xal Ka Gaari Doonta Xeer Ilaaliyaha qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa Goobjoog News u waramay isagoo jooga magaalada Hague, Xeer ilaaliyaha waxaa uu sheegayaa in maalinta bari ah ay Soomaaliya dacwadeeda hordhigi doonto…
2 daqiiqo Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Rajo Ka Muujiyey In Soomaaliya Ku Guuleysato Dacwadda Badda Ee Kenya Xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar oo kamid ah baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay arrinta la xiriirta dacwadda badda Soomaaliya ee maanta ka furantay maxkamadda caalamiga ah ee Huge. Xildhibaanka oo…
1 daqiiqo Maamulka Magaalada Cadaado Oo Amarro Cusub Ka Soo Saaray Musharrixiinta Ku Sii Qulqulaya Magaaladaasi Maalmihii dambe waxaa degaannada Galmudug ku sii qulqulayay xubnaha musharrixiinta ah ee u loolamaya ka mid noqoshada baarlamaanka dowladda cusub kuwaas oo soo dhoweyn iyo kulamo loogu qabanayay degaannada ay…
1 daqiiqo Puntland Oo Sheegtay In Amnigooda Sugmay Wixii Ka Dambeeyay Xanibaadda Gaadiidka Ee Gaalkacyo Maamulka Puntland ayaa sheegay in amni deegaannada maamulkaasi uu soo hagaagayo wixii ka dambeeyay markii deegaannadaasi laga mamnuucay iney u gudbaan gaadiidka ka tagayey gobollada Koonfureed. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi…
2 daqiiqo Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo Ka Hadashay 19 Iskuul oo aan Waxbarasho ka Socon Gobolka Sanaag Guddoomiyaha wasaaradda waxbarashada gobolka Sanaag Aniis Saalax Xaaji Xasan oo saxaafadda kula hadlay magaalada Ceerigaabo ayaa sheegay in iskuullaadkii gobolka intooda badan ay u xiran yihiin dagaallo sokeeye oo ka…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Geerida Jeneraal Goobaale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee marxuum S/Guuto Maxamed Rooble Jimcaale Goobaale oo shaley ku shahiiday magaalada Muqdisho, isagoo gudanaya…
1 daqiiqo Degaannada Bari ee Gobolka Mudug Oo Ay Ka Jiraan Abaaro Iyo Biyo La’aan Waxaa isa soo taraya cabashada la xiriirta abaaro iyo biyo la’aan ka taagan degaanno ka tirsan bariga gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya. Maamulka Degaanka Ceelguulla ee Gobolka Mudug ayaa sheegay…