Beesha Caalamaka oo Hoos u Dhigtay Miisaaniyadii Ay Ku Bixineysay Doorashooyinka Somaliland Go’aankii kala qaadista doorashooyinka Somaliland ayaa sababay in deeq bixiyeyaashu si aad ah hoos ugu dhigaan kharashkii doorashada madaxtooyada maamulka lagu geli lahaa. Dalalka beesha Caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadda… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax aad u xooggan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel ku dhow Isgoyska Xaawo Taako oo kaaabiga ku haya Tiyaaatarka Qaranka. Warar kala duwan…
2 daqiiqo Xildhibaanno Ka Tirsan Galmudug Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Colaado Ka Jira Caabudwaaq Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Cadaado ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxay kaga hadleen xiisado beeleedyo iyo colaado ka jira magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Xildhibaannadani ayaa sheegay…
2 daqiiqo Dowladda Federaalka iyo Galmudug Oo Gaalkacyo Ku Kulmay Ayaa Dhaliilay Puntland Kulankaani maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa ka qeyb galay xildhibaanno ka kala tirsan dowladda dhexe iyo maamulka Galmudug, masuuliyiin ka tirsan Galmudug, odayaal dhaqan…
2 daqiiqo Xildhibaanno Ka Tirsan Galmudug Oo Diiday Guddi Ka Soo Talabixinaya Xubnaha Aqalka Sare Xildhibaanno ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Cadaado waxaa ay kasoo horjeesteen guddi madaxweynaha maamulkaasi Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed uu u magacaabay in ay kasoo…
2 daqiiqo B/weyne: Siyaasiyiin iyo Waxgarad Mar Kale Dhaliil U Jeediyay Dowladda Federaalka Iyadoo weli uu taagan yahay khilaafka ka jira maamul u sameynta labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa isa soo taraya siyaasiyiinta iyo waxgaradka ka hadlaya qaabka ay…
2 daqiiqo Madaxweyne Guuleed “Dad Karti leh Waa In Loo Soo Xulaa Labada Aqal Ee Baarlamaanka” Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay qaabka ay u socoto diyaargarowga doorashada xildhibaannada labada aqal ee baarlamaanka federalka. Madaxweynuhu wuxuu sheegay inay ku dadaalayaan in soo…
2 daqiiqo Qeybdiid “Waan Ka Xunnahay In Maraykanka Ku Adkeysanayo Weli Shabaaab Baan Dilnay” Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in dowladda Maraykanka ay weli ku adkeysato in ciidankii Galmudug ee ay ku…
2 daqiiqo Galmudug: Doorashada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Waa Looga Diyaargaroobay Cadaado Magaalada Cadaado ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa looga diyaargaroobayaa doorashada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ee ka imaanaya degaannada maamulka Galmudug. Waxaa magaalada Cadaado iyo degaanno kale ka socda…
3 daqiiqo Xildhibaan Xaaf: Dowladnimo Soomaaliya u Dhismeysaa Ma jirto Haddii aan La Iska Dhaafin Aqalka Sare Xildhibaan Axmed Cabdullaahi Geelle Xaaf oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka dayriyay dhismaha dowlad lagu hanweyn yahay oo dalku yeesho inta…