Shir Guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland oo Digniin u Diray 45 xildhibaan oo Ka Maqan Golaha Shir guddoonka golaha wakiillada Somaliland ayaa digniin u jeediyay 45 xildhibaan oo ka tirsan aqalka wakiilada kuwaasi oo aan soo xaadirin Afartii kalfadhi ee ugu dambeeyey iyada oo qaarkood ay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Safaaradda Shiinaha ee Kyrgyzstan Hal qof ayaa ku dhintay, saddex kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo ka dhacay safaaradda Shiinaha ee Kyrgyzstan. Qofka dhintay waa darawalka safaaradda halka 3 kale la sheegayo…
2 daqiiqo Sarkaal Ka Tirsanaa Xarakada Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Dowladda Federaalka Sarkaal sare oo ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab islamarkaana qaabilsanaa dhanka waxbarashada ee gobollada Baay iyo Bakool ayaa isku dhiibay dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka.…
1 daqiiqo Aqalka Cad: Mareykanka Waxaa uu Aqbalay In Ka Badan Toban Kun Oo Qaxooti Suuriyaan Ah Maamulka Obama waxaa uu sheegayaa in muddo ka yar hal sano ay aqbaleen in ka badan 10 Kun oo qaxooti Suuriyaan ah, dadkaas oo ku dhibaateeyay Asad. Dalka Mareykanka waxaa…
2 daqiiqo Xildhibaan Xasan Macallin ” Qof Walba oo Mas’uul ah Waa Inuu Ka Dhiidhiyaa In Sharci Darro Loo Cuskado Doorashada” Xildhibaan Xasan Macallin Maxamuud oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa eedeyn dusha uga tuuray madaxda ugu sarreysa ee dalka oo uu ku tilmamaay iney baalmareen dastuurkii dalka u degsanaa. Xildhibaan…
2 daqiiqo Axsaabta Dalka Oo Xasan Sheekh Iyo Jawaari Ku Eedeeyay Magacaabista Odoyaal Dhaqameed Ka Baxsan Liiska 135ta Isbaheysiga ururrada dalka ka jira ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho iyagoo ka hadlay arrimo wiiqi kara doorashada dalka ka dhaceysa 2016-ka. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo murashax madaxweyne kana…
2 daqiiqo Maamulka Jubbaland: Culeys Bay Nagu Tahay Dadka Badan Ee Kasoo Laabanaya Qaxootiga Kenya Maamulka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo oo ah xaruntooda KMG ah ka sheegay in culeys ay ku tahay degaannada Jubbooyinka qaxootiga Soomaaliyeed ee ka soo laabanaya xeryaha qaxootiga wadanka Kenya.…
2 daqiiqo Ciidamo Booliis Ah Oo Ka Shaqo Billaabay Degaanka Ceeldheere Ee Gobolka Galgaduud Degaanka Ceeldheere oo kamid ah degaannada hoos yimaada magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud ayaa laga sameeyay ciidamo boolis ah oo ilaaliya nabadgalyada degaanka. Ciidamadani Booliska ah oo laga dhisay…
1 daqiiqo Galmudug Oo War Kasoo Saartay Go’aan Dhawaan Puntland Ka Gaartay Ganacsiga Uga Taga Gobollada Koonfureed Kulan maanta ay isugu yimaadeen golaha wasiirada Galmudug ayaa looga hadlay arrimo ku aadan go’aan dhawaan kasoo baxay maamulka Puntland kaasi oo ku saabsan in magaalada Gaalkacyo lagu kala wareejiyo…
3 daqiiqo Wasiir ka Tirsanaa Somaliland oo Sheegay Inuu Xilkiisa Ku Waayay Qancinta Beelo Gaar ah Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Warancade ayaa ka hadlay sababtii xilka qaadistiisu iney ahayd mid lagu raalli gelinayo beelaha daafaha Somaliland oo cabasho dhanka saam- qeybisga dowladnimo…