Qabanqaabada Aaska Sarreeye Guud Maxamed Cali Samatar Oo Ka Socota Muqdisho Ku-Simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan la yeeshay Guddiga qabanqaabada aaska qaran ee loo sameynayo Allah ha u… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Khabiir Ka Digay Dhibaatooyin Dhaqaale oo Ku soo Waajahan Dalka Mareykanka Khabiirka dhaqaale iyo Milyaneerka caanka ah ee reer Mareyakan Carl Icahn, ayaa oddorosay in mustaqbal mugdi ah uu ku sucdo suuqa saamiyada ee dalka Mareykanka, waxaanu tilmaamay in maalgashiga suuqa…
2 daqiiqo Maamulka Degmada Baladweyne Oo Beeniyay In La Musuqay Raashin Gargaar Oo Dhowaan Magaaladaasi La Geeyay Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee maamulka magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan Maxamed Axmed Nuur oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay qeybinta raashin gargaar oo ka soconaya…
1 daqiiqo Ciidanka Ahlu Sunna oo Howlgallo Ka Wada Magaalada Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobalka Galgaduud Ciidamada maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa howlgallo ka wada magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud. Howlgallada ayaa ka soconaya dhammaan xaafadaha magaalada Dhuusamareeb kuwaas oo lagu arkayo ciidamada ka tirsan…
2 daqiiqo Golaha wasiirrada Maamulka Galmudug Oo Maanta Warbixin Ka Dhageystay Wasaaradda Maaliyadda Ee Maamulkaasi Gollaha wasiirrada maamulka Galmudug ayaa maanta kulan aan caadi ahayn oo ay ku yeesheen magaalada Cadaado waxaa looga hadlay arrimaha maamuliyadda ee maamulkaasi. Kulankaan gollaha wasiirrada maamulka Galmudug waxaa shir…
2 daqiiqo Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Qabatay Dhalinyaro looga Shaki san yahay iney Diintoodii Bedesheen Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa sheegay in wasaaradiisu ay qabatay dhallinyaro ay uga shakiyeen inay qaateen diinta masiixiga ah, kuwaas oo lagu xiray xabsiga dhexe…
2 daqiiqo Wasiirka Waxbarashada: Jaamacadaha Waa In Qoondo Lacag La’aan Ah Siiyaan Dadka Laga Tirada Badan yahay Shir saddex maalmood soconaya ayaa maanta ururka Jaamacadaha Soomaaliya uga furmay magaalada Muqdisho. Shirkan oo ay ka soo qeybgaleen in ka badan 40 Jaamacadood ayaa waxaa furay wasiirka waxbarashada, Hidaha…
2 daqiiqo Abwaan Hadraawi oo Ka Warramay Xaaladdiisa Caafimaad Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo Soomaalida dhexdooda magac weyn ku leh ayaa ka warramay xaaladiisa caafimaad oo todobaadyadii ugu dambeeyey si weyn loo hadal hayay in caafimaadkiisu aad u…
2 daqiiqo Xildhibaan Dhuux ” Shacabka Soomaaliyeed ha Iimaansado Go’aannada Madasha iyo Tan Baarlamaankooda” Xildhibaan Maxmuud Cali Dhuux oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa baaq u jeediyay shacabka Soomaaliyeed una sheegay iney iimaansadaan go’aannada madasha iyo…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ballaaran Ka Billaabay Galbeed Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta ku baxay deegaanno dhowr ah oo ku yaalla Galbeedka gobolka Hiiraaan halkaasi oo howlgallo amni sugid ah ay ka wadaan. Deegaannada…