Trump oo Doorasho Ku Guulaystay Qaljabisay Dimuquradiga Trump oo Ku Guuleystay Doorashada isreeb-reebka Xisbiga Jamhuuriga ee Gobolka Iowa Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa guul weyn ka gaaray doorashadii ugu horeysay ee uu qabto xisbiga Jamhuuriga. 2 daqiiqo
2 daqiiqo Britain: Waxaan Diyaar u Nahay Inaan Mar kale Weerarno Xuutiyiinta Haddii ay Weerarradu ka sii Socdaan Gudaha Badda Cas Xoghayaha arrimaha dibadda ee Britain David Cameron ayaa sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay inuu weeraro kale ku qaado bartilmaameedyada Xuutiyiinta, haddii ay sii socdaan weerarada ay ku hayaan maraakiibta ganacsiga.
3 daqiiqo 100 Maalin Kadib Dagaalka Gaza, Akhriso Kharaaraha iyo Sooyaalka Boqol maalin oo dagaal ah ayaa ku dul dhamaatay, shacabka dagan marinka ee Reer Qaza, boqol maalin oo u dhiganta 100 Sano, magaalooyin iyo dhismayaal bilicsamaa ayaaa burbur isku badalay. Ilmo ayaa Ku agoontoobay, qoysas dhana.
2 daqiiqo Taiwan oo Madaxweyne Dooratay Codbixiyayaasha Taiwan ayaa Sabtidii shalay bilaabay inay codkooda ka dhiibtaan doorashooyinka madaxtinimo iyo tan baarlamaanka, taasoo Shiinuhu uu ku tilmaamay inay tahay kala doorashada dagaal iyo nabadda, ka dib markii Beijing.
2 daqiiqo ICJ oo Dhageysanaysa Dacwad ay Koonfur Afrika ku Eedeyneysay Israel Xasuuq ay Ka geysatay Gaza Waxaa maxkamadda caalamiga ah ee caddaalada aduunka ee ICJ ka socdo dhagaysiga dacwadda ka dhanka ah israel, xili Xukuumadda Ramaphosa, ay ku eedaysay israel dil wadareed, iyo xasuuq ka dhan ah shacabka reer Gaza.
2 daqiiqo Askar Mareykan ah oo Lagu La’yahay Badda Soomaaliya Laba askari oo ka tirsan ciidamada badda Mareykanka ayaa lagu la’yahay badda Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay taliska dhexe ee Mareykanka Jimcihii shalay, Hawlgallada goobidda iyo samatabbixinta.
2 daqiiqo Mareykanka oo Taageeray Shirka IGAD ay uga Arrinaanayso Xiisadda Badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya Dowladda Maraykanka ayaa soo dhoweysay shirka 18 bisha ka dhaca dalka Uganda, kaas oo urur-goboleedka IGAD ay ka yeelanayaan xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya iyo dagaalka dalka Sudan, waxaana mar kale ay adkeeyay in uu u taageersan yahay
1 daqiiqo Madaxda IGAD oo Uganda uga Shiri doona Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ah Guddoomiyaha Ururka IGAD ayaa ku baaqay shir degdeg ah oo looga hadlayo xiisadda kusoo korortay gobolka ee u dhexeysa dowladda federalka Soomalaiya.
2 daqiiqo “Soomaaliya Garab Ayaan Ku Siinaynaa Inay Ku Filaato Amaanka Xuduudkeeda” Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Turkiga Nicmaan Kurtulmuş oo ka hadlay xiisadda badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa sheegay in Turkigu difaacayo Xuduudaha Soomaaliya, haddii ay Soomaaliya ka codsato iskaashi amni.
1 daqiiqo Jabhadda Oromada oo Ka Hortimid Heshiiska Ethopia iyo Somaliland Jabhadda Xoraynta ee Oromada ee Itoobiya ayaa ka hortamid go’aankii Ra’iisulwasaaraha dalkaas uu heshiiska kula gaaray Somaliland, kaas oo ay ku tilmaameen in uu yahay mid sharcidarro ah iyo tallaabo qaldan oo lagu marinhabaabinayo Shacabka Ethiopia.