Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Jigjiga Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa garoonka diyaaradaha Jigjiga kusoo dhaweeyay madaxweynaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Gabar Soomaaliya Ku Dhalatay, Xeryaha Kenya Ku Soo Kortay Oo Ku Guuleysatay Doorasho Ka Dhacday Mareykanka Ilhaan Cumar oo ah gabar qaxootiga Soomaaliyeed ee Mareykanka ah ayaa ku guuleysatay xisbiga dimoqoraadiga qofka ay u sharaxayaan golaha wakiillada ee Minnesota. Dadka ay Ilhaan ka guuleysatay waxaa ka…
2 daqiiqo Galmudug: Labo Kursi Ayaa Aqalka Sare Loogu Daray Beelo Ka soo Jeeda Puntland Maamulka Galmudug ayaa ka soo horjeestay 2 kursi uu sheegay in madasha ay ugu dartay maamulka Puntland aqalka sare. Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuleed oo saacado ka hor ka degay…
1 daqiiqo Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Wada Hadallada Somaliland Iyo Khaatumo Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo dib ugu laabtay magaalada Garoowe kadib markii uu magaalada Muqdisho uga qeybgalay shirka madasha Wadatashiga Qaran ayaa ka hadlay wada hadalka ay…
1 daqiiqo Hay’adda Mareynta Musiibooyinka Puntland Oo Ka Digtey Roob Yari Kusoo Wajahan Deegaannada Puntland Hay’adda Maareynta Musiibooyinka iyo arrimaha bini’aadanimada ee Puntland ayaa digniin xooggan kasoo saartay qatar ka dhalan karta Roob yaraan ay sheegeen inay kusoo wajahan tahay deegaannada Puntland. Maareeyaha hay’addan C/laahi…
1 daqiiqo Madaxweynaha Galmudug Oo Tagey Gaalkacyo Xilli Maamulkiisa Cabasho Ka Yahay Ciidanka Danab Ee Ku Sugan Magaaladaasi Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, xilli uu deegaannada maamulkiisa ka taliyo uga maqnaa arrimo dhanka caafimaadka ah. Guuleed ayaa…
1 daqiiqo Qaramada Midoobay Oo Soo Dhoweysay Jadwalka Doorashada Soomaaliya Ee 2016 Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa soo dhaweeyay jadwalka geeddi socodka doorashada Soomaaliya ee sanadkaan 2016. Waxa uu sheegay in jadwalkaan lagu soo saaray nidaam sax ah oo…
2 daqiiqo Akhriso: Warqadaha La Kala Saxiixday Ee Heshiiska Somaliland iyo DP World Oo Ku Saabsan Dekadda Berbera Heshiiskan Dekadda Berbera Ee Somaliland iyo Shirkadda DP World ee muranka dhaliyay waxaa ay baarlamaanka Somaliland si aqlabiyad u ansixiyeen maalintii isniinta aheyd iyadoo 69 mudane ay ogolaadeen halka 4…
1 daqiiqo Muungaab Oo Loo Magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Miudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa oggolaadey soo jeedinta magacaabista Wasiiru Dowlaha cusub ee Wasaaradda Cadaaladda, S/Guuto Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab). Magacaabista Mudane Muungaab waxaa soo jeediyay…
2 daqiiqo Xildhibaan Cabdi Xaashi oo Cadaalad darro Ku Tilmamaay Go’aamadii Shirka Madasha Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay go’aamadii kasoo baxay shirka madasha wadatashiga ee Muqdisho, isagoo ku timaamay iney ahaayeen kuwo cadaalad…