1 daqiiqo Sheeko:War Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo tababar u soo xiray Saraakiil ka howgali doona bar-xuduudeedyada. Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa maanta tababar u soo xirtay 15 saraakiil ka kala socotay Hay’adaha kawada howlgala bar-xuduudeedyada dalka oo kala ah HSJ, Booliiska, Kastamka iyo Caafimaadka.
1 daqiiqo Sheeko:War Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo tababar u soo xiray horinka ka tirsan kooxda banda Music. Taliye xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaliyeed S/Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed( Kaniif ) Ayaa Tababar usoo Xirey horin Ka tirsan Ciidanka Music-kada Boliiska, kuwaas oo muddo tababar ugu xareysnaa Akadeemiyada
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Khaatumo oo mamnuucay in hub lagu dhex qaato magaalada Laascaanood. Maamulka ku meelgaarka ah ee SSC-Khaatumo ayaa mamnuucay in magaalada Laasocaanood lagu dhex qaado Hubka nuucyadiisa kala duwan, sida lagu sheegay war saxaafadeed
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka arrimaha dibadda XFS Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay waxa sababay inay fashilmaan wada-hadalladii Ankara. Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa faahfaahin ka bixiyay sababaha keenay inay natiijo la’aan ku soo dhammaadaan wada-hadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya ee magaalada Ankara, gaar ahaan wajigii labaad.
1 daqiiqo Sheeko:War MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE JAMHUURIYADDA SHIINAHA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka, Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha usoo magacowgay dalkeenna Mudane Wang Yu ayaa ka guddoomay Warqadaha aqoonsigiisa Safiirnimo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mucaaradka Israa’iil oo ugu baaqay Natenyahu in uu oggolaado xabbad joojinta Qasa Hoggaamiyaha mucaaradka Israa’iil ayaa ku baaqay Mr Netanyahu in uu oggolaado heshiis xabbad joojin ah oo deg deg ah oo laga gaaro Gaza.
1 daqiiqo Sheeko:War Muxuu wasiirka maaliyaddu ka yiri cabashada ganacsatada Muqdisho? Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa waxaa xirnaa qeymo kamida suuqa weyn ee Bakaaraha, waxayna ganacsata qaarkood oo halkaas dibedbax tamasho ah ka dhigey
1 daqiiqo Sheeko:War Xamaas oo diiday heshiis xabbad-joojin ah oo Maraykanku ku dhawaaqay. Xamaas ayaa Mareykanka ku eedaysay inuu Israa’iil wakhtiga u dheeraynayo si ay u sii wado xasuuqa dadka marinka Qasa, wuxuuna hadalkani yimid ka dib markii xoghayaha arrimaha dibadda Antony Blinken uu ku dhawaaqay in ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin
1 daqiiqo Sheeko:War Muxuu yahay gefka uu Raali-gelinta ka bixiyay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya ?. Danjiraha dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mike Nithavrianakis ayaa raali-gelin buuxda ka bixiyay hadal uu dhowaan yiri oo ay dowladda Soomaaliya si weyn
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’il oo duqeyn ku dishay Shan carruur ah oo mataano ahaa Sida ay xaqiijiyeen goobaha Caafimaadka ee Falastiin Ciidamada Israa’iil oo sii wada duqeymaha ay ka wadaan Marinka Gaza, ayaa xalay dilay ugu yaraan 29 Falastiiniyiin ah oo ay ku jireen 5 carruur ah oo mataano ahaa