Madaxweyne Gaas Oo Booqanaya Gaalkacyo Iyo Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxyada Oo Dibadda Loo Qaadayo Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug uu booqdo madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas halkaasi oo maalin kahor ay ka dhaceen… 1 daqiiqo
5 daqiiqo Kala Qeybsanaanta Xisbiga Jamhuuriga ee Dalka Mareykanka, Madaxda Diiddan Donald Trump!! Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka ayaa waxaa soo waajahay kala qeybsanaantii ugu xoogga badneyd ee muddooyinkan dambe lasoo gudboonaata, waxay ku kala aragti duwan yihiin teegeerada mursharaxa cusub ee xisbiga…
1 daqiiqo Guddoonka Baarlamaanka Galmudug Oo Xildhibaannada Ugu Baaqay Inay Soo Xaadiraan Kalafadhiga Seddexaad Ee Baarlamaanka Kalafadhigga 3-aad ee baarlamaanka maamulka Galmudug oo lagu wado in dhowaan uu ka furmo magaalada Cadaado ayaa waxaa maanta magaaladaasi gaaray wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye xigeenka baarlamaanka dowlad gobaleedka Galmudug.…
1 daqiiqo Askar Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Ku Dhaawacantay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Baardheer, Gedo Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in duleedka degmadaasi uu ka dhacay shil gaari, kaasi oo sababay khasaare dhaawac ah oo soo gaaray askar ka…
1 daqiiqo Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Booqday Goobihii Ay Ka Dhaceen Qaraxyadii Gaalkacyo (Sawirro) Madaxweynaha maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Camey, xubno ka tirsan wasiirada maamulkaasi iyo taliyeyaal ciidan ayaa maanta oo Isniin ah booqday halkii ay shalay ka dhaceen qaraxyada magaalada Gaalkacyo oo dad…
1 daqiiqo Axmed Madoobe Iyo Michel Keating Oo Ku Kulmay Kismaayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe iyo Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michel Keating ayaa kulan looga hadlay arrimo dhowr ah ku yeeshay magaalada Kismaayo.…
1 daqiiqo Ciidamada Talyaaniga Oo Badbaadiyey Tahriibayaal Ay Ku Jiraan Soomaali Ciidamada badda ee Talyaaniga ayaa lagu soo waramayaa inay badbaadiyeen dad tahriibayaal ah oo ay ku jiraaan Soomaali. Howlgal ay sameeyeen ciidamadaan Axaduu shalay ayaa u suurta gashay in badda…
2 daqiiqo Ciidamada Ahlu Sunna oo Kala Qaaday Maleeshiyaad Isku Hor-Fadhiyay Degaanno Hoostaga Magaalada Dhuusamareeb Ciidamada maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa howlgallo ka sameeyay degaanka Balli-howd oo hoostaga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Gagaduud. Howlgalladaan ayaa yimid markii uu soo ifbaxay isqabqabsi u dhaxeeya dad…
2 daqiiqo Maareeyihii Dekedda Berbera oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Xil ka Qaadistii Lagu Sameeyay Maareeyihii hore ee dekedda Berbera Injineer Cali Maxamed Xoor-xoor oo ka hadlay dareenkiisa ku aaddan xil ka Qaadistii madaxweyne Siilaanyo uu ku sameeyay, ayaa sheegay inaanuu wax dhibaato ah u…
1 daqiiqo Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Oo Dhaliilay Hoggaanka Sare Ee Maamulkaasi Xildhibaan Xasan Cali Dhuux oo kamid ah wakiillada dowlad gobaleedka Galmudug ayaa dhaliil u soo jeediyay hoggaanka sare ee maamulkaasi. Hoggaanka sare ee Galmudug ayuu ku dhaliilay inaysan waxba ka…