Taariikh Nololeedkii Sarreeye Guud Maxamed Cali Samatar Oo Dhameystiran Waxaa Maanta gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ku geeriyooday Sarreeye Guud Maxamed Cali Samatar, madaxweyne ku xigeenkii hore ee Soomaaliya. Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar wasiirka haweenka iyo xuquuqul-Insaanka oo… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Faah Faahin: Al-shabaab Oo Weerartay Kolonyo AMISOM Oo Marayey Deegaanka Lambar 60 Ee Sh/hoose Wararka ka imaanaya degaanka Lambar Lixdan ayaa sheegaya in xaaladda degaankaasi ay maanta tahay mid deggan kadib weerar halkaasi ay ka geysteeen Xarakada Al-shabaab. Wararka waxay sheegayaan in Al-shabaab ay…
2 daqiiqo Somaliland: Xisbiga Kulmiye oo Sheegay iney Mucaaradka La Safanayaan Haddii Xukuumadda Muddo Kordhin Loo Sameeyo Xisbiga Muxaafidka ah ee Kumiye ee Somaliland ayaa sheegay in aanay diyaar u ahayn in mar kale xukuumadda talada haysa muddo kordhin loo sameeyo. Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye…
2 daqiiqo Golaha Ammaanka Oo Walaac Ka Muujiyey Dib u Dhaca Doorashooyinka Soomaaliya Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa walaac ka muujiyey dib u dhaca ku yimid doorashada ka dhacaysa Soomaaliya, golaha ammaanka ayaa ku booriyey dowladda Soomaaliya inay qabato doorashooyinka baarlamaanka iyo…
3 daqiiqo Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Federaalka oo Ka Warramay Caqabado Dib u Dhigi kara Doorashooyinka 2016 Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo marti ku ahaa barnaamijka Jimcaale oo ah todooble ka baxa Goobjoog Fm ayaa su’aalo ka keenay suurtogalnimada in doorashooyinka dalka ay dhacaan iyadoo…
1 daqiiqo Maamulka Puntland Oo Lagu Eedeeyay Inuu Hurinayo Colaadda Gobolka Mudug Waxgaradka gobolka Mudug ee Galmudug ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland inay hurinayaan colaadda ka jirta deegaanno ku yaalla Bariga gobolkaasi. Afhayeenka Odayaasha dhaqanka gobolkaasi Nabadoon Maxamed Yaasiin Gaani oo la…
1 daqiiqo Xaalad Adag Oo Dhanka Noloshah Ayaa Laga Soo Sheegayaa Degmada Yeed, Gobolka Bakool Guddoomiyaha degmada Yeed ee gobolka Bakool Cabdi Faaqid oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay inay jiraan dhibaatooyin xagga nolosha ah oo kusii kordhaya dadka ku dhaqan degmadaasi. Wuxuu sheegay…
2 daqiiqo Maamulka Gobolka Banaadir: Dadka Muqdisho u Yimaada Ganacsiga Ma Qaadan Karaan Kaarka Aqoonsiga Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka digay in dadka magaalada Muqdisho u yimaada ganacsiga islamarkaana magaalo kale ka yimid aanay qaadan kaarka aqoonsiga ee dowladda hoose, taasi oo lagu sheegay inay…
1 daqiiqo Waxgaradka Gobollada Dhexe Oo Farriin u Diray Siyaasiyiin Xilka Ka Raadinaya Dowladda Dhexe Waxgaradka ku dhaqan gobollada dhexe ee dalka ayaa farriin u diray dhammaan siyaasiyiinta xilligaan u sharaxan in xilal kala duwan ay ka qabtaan dowladda cusub ee soo socota. Suldaan Cabdicasiis…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan “S/Guud Maxamed Cali Samatar Waxaa Uu Kaalin Weyn Ka Qaatey Dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee marxuum S/Guud Maxamed Cali Samatar…