S. Guud Maxamed Cali Samatar Oo Mareykanka Ku Geeriyooday Waxaa saaka aroortii hore Virginia ee dalka Mareykanka ku geeriyoosday S. Guud Maxamed Cali Samatar oo ahaa sarkaalkii ugu darajada sareeyay ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Marwo Sahro Maxamed Cali… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Maamulka Gobolka Hiiraaan Oo Sheegay In Si Siman Loo Qeybiyey Raashiin Gargaar Ah Oo Dowladda Itoobiya Geysay B/weyne Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay Boqolaal dadweyne ah ka Faa’iideysteen Deeqo gargaar ah oo kala duwan oo Dowladda Itoobiya ay ugu deeqday shacabka Gobolkaasi. Isaga oo ka hadlayay Arimaha…
1 daqiiqo Wasaaradda Amniga: Lama Soo Xiro Dad Aan Loo Hayn Eedeymo Caddeyn Leh Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa iska fogeysay inay Xabsiyada Dowladda ku jiraan dad eedeymo aan caddeyn lahayn loo soo qabtay. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Cabdikaamil Shukri Macalin Xersi oo ka hadlay…
1 daqiiqo Donald Trump Oo Maanta Tagaya Minnesota Iyo Soomaalida Oo Indhaha Ku Heysa Waxaa maanta muddo hal saac Minnesota ku hakan doono murashaxa jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump isagoo Convention Center-ka kula casheendoona koox yar oo Jamhuuri ah. Wararka waxaa ay sheegayaan…
1 daqiiqo Wasiir Odowaa Oo Wada Hadal Ugu Baaqay Ahlu-sunna Waljameeca Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa ugu baaqay maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobolka Galgaduud in wax walbo oo ay ka tabanayaan dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Faah Faahin: Hal Qof Oo Ku Geeriyooday Qarax Gaari Loo Adeegsaday Oo Ka Dhacay Muqdisho Hal Ruux oo Haween ah ayaa ku Geeriyootay illaa 5 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax gaari loo adeegsaday kaa oo ka dhacay Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho. Warar ay…
2 daqiiqo Shirkii Golaha Wasiirada Oo Arrimo Dhowr Ah Looga Hadlay Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankii khamiislaha ahaa ayaa ka hadlay qodobo ay kamid yihiin, xaalada siyaasadda dalka iyo daba-galka hantida qaranka, waxaana kulanka maanta gudoomiyay Ra’iisul Wasaaraha…
3 daqiiqo Xildhibaanno iyo Wasiirro kasoo Jeeda Waqooyiga Soomaaliya oo Qaadacay Doorashooyinka Dadban ee 2016 Xildhibaanno iyo Wasiirro ka soo jeeda waqooyiga Soomaaliya oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay iney taageersan yihiin go’aankii dhawaan odayaasha waqooyi ay ku qaadaceen doorashooyinka 2016. Xildhibaanno…
2 daqiiqo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Oo Kulan Sagootin Ah La Yeeshay Danjiraha Burundi u Fadhiyay Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kulan sagootin ah kula qaatey Danjiraha Jamhuuriyadda Burundi u fadhiya Soomaaliya, General Joseph Nkurunziza oo waqtiga xilkiisa Soomaaliya…
2 daqiiqo Shir Looga Hadlayey Halista Burcad Badeedda Iyo Ka Faa’ideysiga Kheyraadka Badda Oo Ka Dhacay Nairobi Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa lagu soo gabagabeeyay shir ballaaran oo loogaa hadlayey arrimaha badda Soomaaliya. Shirkan oo socday Saddex maalin ayaa xoogga waxaa lagu saaray sidii wax looga…