Hay’adda Mareynta Musiibooyinka Puntland Oo Ka Digtey Roob Yari Kusoo Wajahan Deegaannada Puntland Hay’adda Maareynta Musiibooyinka iyo arrimaha bini’aadanimada ee Puntland ayaa digniin xooggan kasoo saartay qatar ka dhalan karta Roob yaraan ay sheegeen inay kusoo wajahan tahay deegaannada Puntland. Maareeyaha hay’addan C/laahi… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxweynaha Galmudug Oo Tagey Gaalkacyo Xilli Maamulkiisa Cabasho Ka Yahay Ciidanka Danab Ee Ku Sugan Magaaladaasi Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, xilli uu deegaannada maamulkiisa ka taliyo uga maqnaa arrimo dhanka caafimaadka ah. Guuleed ayaa…
1 daqiiqo Qaramada Midoobay Oo Soo Dhoweysay Jadwalka Doorashada Soomaaliya Ee 2016 Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa soo dhaweeyay jadwalka geeddi socodka doorashada Soomaaliya ee sanadkaan 2016. Waxa uu sheegay in jadwalkaan lagu soo saaray nidaam sax ah oo…
2 daqiiqo Akhriso: Warqadaha La Kala Saxiixday Ee Heshiiska Somaliland iyo DP World Oo Ku Saabsan Dekadda Berbera Heshiiskan Dekadda Berbera Ee Somaliland iyo Shirkadda DP World ee muranka dhaliyay waxaa ay baarlamaanka Somaliland si aqlabiyad u ansixiyeen maalintii isniinta aheyd iyadoo 69 mudane ay ogolaadeen halka 4…
1 daqiiqo Muungaab Oo Loo Magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Miudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa oggolaadey soo jeedinta magacaabista Wasiiru Dowlaha cusub ee Wasaaradda Cadaaladda, S/Guuto Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab). Magacaabista Mudane Muungaab waxaa soo jeediyay…
2 daqiiqo Xildhibaan Cabdi Xaashi oo Cadaalad darro Ku Tilmamaay Go’aamadii Shirka Madasha Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay go’aamadii kasoo baxay shirka madasha wadatashiga ee Muqdisho, isagoo ku timaamay iney ahaayeen kuwo cadaalad…
1 daqiiqo Dalladda SONYO oo Farriin Ku aaddan Heshiiska DP world u Dirtay Xukuumadda Somaliland Dalladda dhallinyarada Somaliland ee SONYO oo ah dallad ay ku midaysanyihiin 54 ururro dhallinyaro oo ka jira Somaliland ayaa xukuumadda waxay ka codsadeen in maalgelinta dekedda Berbera doorka ugu weyn…
1 daqiiqo Donald Trump Oo Taageerayaashiisa Ugu Baaqay In Clinton ka hor istaagaan Madaxtinnimada Donald Trump ayaa lagu eedeeyay in dadka ku dhiirigelinaayo qalalaaso iyo dhib in ay geystaan kadib markii taageerayaashiisa xagga qoryaha in la qaato aaminsan uu ugu baaqay in Clinton ka…
2 daqiiqo Xildhibaan ka Tirsan Somaliland oo Sheegay In Lacag Loo Adeegsaday Ansixinta Heshiiska DP world Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland kana mid ah xildhibaanno diiddan heshiiska xukuumadda Somaliland ay la gashay shirkadda DP World ee maalgashiga dekedda Berbera, ayaa ku…
1 daqiiqo Puntland Oo Baareysa Maxaabiis Dhawaan La Xukumay In Ay Ku Jiraan Kuwo Aan Qaangaarin Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay baaritaan ku sameyn doonaan waxa ka jira in dhallinyaro ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab oo dhawaan la xukumay ay ku jiraan kuwo aan qaangaarin. Wasiirka…