Dhallinyarada Gobolka Mudug Oo Laga Wacyigeliyey Tahriibka Dalladda dhallinyarada gobolka Mudug ayaa sheegtay in ay billaabeen wacyigelin ballaaran oo ku saabsan tahriibka, waxaana laga wacyigelinayaa dhallinyarada gobolkaasi. Jacfar Yuusuf Cabdalla oo ah guddoomiyaha dalladdan oo la hadlay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Shir Looga Hadlayo Qabyo-Qoraalka Hindise Sharciyeedka Jinsiyadda Oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay Waxaa maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayey Qabyo-Qoraalka Hindise Sharciyeedka Jinsiyadda ee dalka Soomaaliya Shirkan oo socday 3 maalmood waxaa xafladda gabagabada Goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin ka socotay…
3 daqiiqo Dowladda Turkiga Oo Beenisay Iney Aqoonsatay Baasaboorka Somaliland, Sheegtayna In La Furayo Xarumihii Ay Maamuleysay Hay’adda Nile Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Ambassador Olgan Bekar oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan Soomaaliya. Safiirka ayaa ugu horreyn shacabka Soomaaliyeed iyo…
2 daqiiqo Madasha Wadatashiga Qaran Oo Loo Gudbin Doono Qorshaha Ugu Dambeeya Ee Doorashooyinka Guddiga doorashooyinka ayaa la filayaa in horraanta bisha soo aadan ee August ay madasha wadatashiga qaran usoo gudbiyeen qorshaha ugu dambeeya ee doorashooyinka. Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xayir…
1 daqiiqo Kuwait Oo Qaban Doonta Shir Lagu Taageerayo Waxbarashada Soomaaliya Ururka The Arab League Educational, Cultural and Scientific Organization (ALECSO) ayaa jimcihii ku dhawaaqay in sanadka soo socda ay Kuwait martigelin doonto shir ay isugu imaanayaan maalgeliyaal badan oo caalamka…
1 daqiiqo Abaal Marin La Guddoonsiiyey Ardeydii Ugu Sarreysay Imtixaannada Dugsiyada Sare Ee Puntland (Sawirro) Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa Garoowe ku qaabilay 13-ka arday ee ugu sarreysay imtaaixaankii dugsiyada sare ee Puntland 2015-2016. Waxaa ardayda kulankaan ku wehlinayey maamulayaasha…
1 daqiiqo Xisbiyada Somaliland Oo Heshiis Ka Gaaray Saami Qeybsiga Kuraasta Baarlamaanka Saddexda xisbi ee Waddani , Kulmiye iyo Ucid ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Hargeysa waxay ku heshiiyeen in saamiga beel kasta ee Somaliland degta ay ka helayso kuraasta golaha…
1 daqiiqo Jubbaland Oo Mashaariic Horumarineed Ka Fulineysa Gobolka Gedo Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka warbixiyey safar maalmo qaatay oo ay ku joogaan deegaanno ka mid ah gobolka Gedo. Waxa uu sheegay Madaxweyne ku…
2 daqiiqo Madaxweyne Gaas Iyo Qorbe-joog Ku Kulmay Garoowe (Sawirro) Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay shir ballaaran oo ay wada yeesheen madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehlinayaan ku xigeenkiisa…
2 daqiiqo Xildhibaan Nadiifo Maxamed: Haweenka Soomaaliyeed Hammigoodu Waa Ka Sarreeyaa 30% Xildhibaan Nadiifa Maxamed Cusmaan oo horey u ahayd wasiirka howlaha guud ee dalka oo wareysi gaar ah siisay Goobjoog News ayaa sheegay in haweenka Soomaaliyeed damacoodu uu ka weyn yahay…