Kenya: Nabad Ka Dhalata Soomaaliya Waxaa Ay Ku Xiran Tahay In AMISOM Lacag Loo Helo Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Amina Maxamed ayaa sheegtay in bulshada caalamka ay mudnaan siiso sii wadista taageerada dhaqaale ee la siiyo ciidamada ka socda midowga Afrika ee jooga Soomaaliya haddii… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Oo Wadda Qorshe Lagu Joojinayo Gudniinka Fircooniga Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa wadda dadaallo lagu doonayo in lagu soo afjaro gudniinka Fircooniga ah. C/qaadir Sheekh Cali oo ah wasaaraddan ayaa ka hadlay arrinta…
2 daqiiqo Xildhibaan Cumar Finish:Doorashooyinka Dadban ee Dalka in La Fuliyo Ayaan U Fadhinnaa haddaan nahay Baarlamaanka Xildhibaan Cumar Maxamuud Maxamed “Cumar Finish” oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah aan la yeelanay ayaa sheegay in siyaasiyiinta dalku ay u fadhiyaan fulinta doorashooyinka dadban…
9 daqiiqo Akhriso: Qabyo-Qoraalka Hindise Sharciyeedka Jinsiyadda Oo Dhameystiran Waxaa Muqdisho sabtidii lagu soo gabagabeeyay shir ay soo qaban-qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka oo looga tashanayo Qabyo-Qoraalka Hindise Sharciyeedka Jinsiyadda, shirkan oo saddex maalin socday waxaa ka qeybgalay maamul…
1 daqiiqo Maamulka Jubbaland Oo Sheegay In Dib u Dhis Lagu Sameynayo Goobaha Danta Guud Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in dhawaan la billaabi doono dib u dhiska goobaha danta guud ee Kismaayo si ay u hirgasho nidaamka dowladnimada. Garoonka magaalada Kismaayo waxaa shalay oo jimco…
1 daqiiqo Maamulka Degmada Dharkeynley Oo Ku Baaqay Dhismaha Waddooyin Burbursan Maamulka degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay maamulka gobolka Dhisamaha waddooyin muhiim ah oo burbur xooggan qaba. Cumar Mayre Macow oo ah guddoomiyaha degmadaasi ayaa si gaar ah uga…
1 daqiiqo Maamulka Koonfur Galbeed Oo Sheegay In Si Siman Loo Qeybinayo Raashiin Gargaar Ah Oo Ka Yimid Turkiga Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose ee Maamulka Koongur galbeed Soomaaliya Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in Maamulka uu sidii loogu talagalay u qeybinayo deeqdii gargaar ee ka timid Turkiga islamarkaana…
1 daqiiqo Faah Faahin: Madaafiic Lagu Garaacay Deegaanka Lambar 50 Ee Sh/hoose Waxaa deggan xaaladda degaanka Lambar Konton ee gobalka Shabeellaha Hoose halkaasoo lasoo sheegayo in saacadihii la dhaafay lagu garaacay madaafiic. Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa deggan degaankaasi waxaana loo…
1 daqiiqo Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Ka Digey In Doorashada Waqtigeeda Laga Dib Dhigo Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxda Dowladda Soomaaliya aysan dadaal badan ku bixin hanaanka Doorashada Dalka iyo sidii loo qaban…
1 daqiiqo Waxgaradka Gobolka Hiiraan Oo Ka Horyimid Ammar Dhawaan Kasoo Baxay Maamulka Gobolkaasi Waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay ammar dhawaan kasoo baxay guddoomiyaha gobolkaasi, kaasi oo ku aadan in shirar siyaasadeed aanu ka warqabin maamulkaasi lagu qaban karin gobolka…