Dhaqdhaqaaqyo Ciidan Kana Dhan Ah Puntland Oo Ka Socda Duleedka Boosaaso Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan oo gobalka Bari uu ka wado guddoomiyihii hore ee gobalkaasi oo ka gadooday siyaasadda maamulka Puntland. Cabdisamad Maxamed Gallan. Guddoomiyaha gadooday ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maalintii Labaad Ka Soconaya Baydhabo Shirka madasha wadatashiga qaran ayaa maanta galaya maalintii Labaad iyadoo hoggaamiyeyaasha Soomaalida ay ka doodayaan hannaanka doorashada ee sanadkani 2016-ka. Shirkani waxaa Baydhabo ka furay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maalintii…
1 daqiiqo Nabadoon Axmed Diiriye Oo Baaq Nabadeed Ka Diray Dagaallada Ka Socda Gobolka Mudug Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah waxagaradka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamay Koonfurta gobolka Mudug. Nabadoonka…
1 daqiiqo Barakac Ka Socda Deegaanno Ka Tirsan Gedo Oo Shalay Duqeyn Ka Geysteen Diyaaradaha Kenya Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta oo Khamiis ah uu barakac baahsan ka soconayo deegaanno ku teedsan degmada Ceel-waaq ee gobolkaasi kadib duqeyn shalay halkaasi ka geysteen…
2 daqiiqo In Ka Badan 10 Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Beeleed Ka Socda Koonfurta Mudug Dagaallo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta ayaa weli ka soconaya degaanno ku yaalla dhinaca koonfureed ee gobalka Mudug. Dagaalladani ayaa u dhaxeeya Labo maleeshiyo beeleed oo halkaasi wada…
1 daqiiqo Wasiirrada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay xoojinta dagaalka Argagixisada lagula jiro. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya , ayaa waxaa uu kulan dheer la qaatay Dhiggiisa dalka…
3 daqiiqo Madaxweyne Xasan Oo Furay Shirka Madasha Wadatashiga Ee Baydhabo (SAWIRRO) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed, si rasmi ah uga furay shirka Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Diyaaradaha Kenya Oo Laayey Caruur Isku Qoys Ah Wararka ka imaanaya tuulada Ilaalo ayaa sheegaya in goordhaw ay diyaaradaha dagaalka Kenya duqeyn ku dileen afar caruur ah oo isku qoys ah. Wararka waxaa aintaa ku darayaan in diyaaradahaasi…
1 daqiiqo Wasiir Hadliye Oo Ay Wehliyaan Xubno Safiiro Ah Oo Maanta Gurmad Raashin Ah Geeyay B/weyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa gaaray wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar. Wafdigan waxaa ka mid ah wasiirka amniga gudaha xukuumadda…
1 daqiiqo Ciidanka Dowladda Oo Gacanta Ku Dhigay Nin La Sheegay Inuu Dilay Taliyahii Nabad Sugidda Sh/dhexe (Sawirro) Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gacanta waxay ku dhigeen nin la sheegay inuu ka dambeeyay dilka taliyahii ciidanka Nabad sugidda ee gobolka Shabellaha Dhexe C/weli Ibraahim Maxamed. Shaqsigaan oo…