Xildhibaan Cabdisamad ” Dib u Dhaca Shaxda Habraaca Doorasho Waa Mid ku Talogal ah” Xildhibaan Cabdisamad Macallin Maxamuud oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in dib u dhac kasta oo doorashada ku yimaada ay mas’uuliyadeeda… 3 daqiiqo
5 daqiiqo OGEYSIIS JAGO BANAN – Kaaliyaha Dib U Heshiisiinta iyo Maamulka Degaanka ee Barnaamijka Xasilinta Xayesiin Shaqo: Barnaamijka Xasilinta Muddada Shaqada: Waa 6 billood oo la kordhin karo Goobta shaqada: DIINSOOR, BAARDHEERE, ADALLE, BULO BURTE IYO MAHADAAY Supervisor: Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Waxay Xirmaysaa:…
5 daqiiqo OGEYSIIS JAGO BANAN – Sarkaal Xiririnta dadwaynaha ee Barnaamijka Xasilinta Xayesiin Shaqo: Barnaamijka Xasilinta Muddada Shaqada: Waa 6 billood oo la kordhin karo Goobta shaqada: WAAJID, DIINSOOR, BAARDHEERE, HUDUR IYO MAHADAAY Supervisor: Wassaradda Arrimaha Gudaha iyo Federalka Waxay Xirmaysaa: Axad…
1 daqiiqo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Raashiin Ku Wareejisay Maamullada Banaadir Iyo Koonfur Galbeed (Sawirro) Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta waxay deeq raashiin ah ku wareejisay maamulka gobolka Banaadir, maamul goboleedka Koonfur Galbeed iyo sidoo kale ehlada wariyeyaashii dalka lagu…
1 daqiiqo Dowladda Uganda Oo Ciidamo Cusub Usoo Daabushay Soomaaliya (Sawirro) Dowladda Uganda ayaa magaalada Muqdisho waxay kasoo dejisay ciidamo cusub oo dalkeeda ah kuwaasi oo qeyb ka ah howlgalka AMISOM. War kasoo baxay taliska AMISOM ayaa lagu sheegay in ciidankaan…
1 daqiiqo Taliyaha Cusub Ee AMISOM Oo Shaqadiisa Si Rasmi Ah Ula Wareegay Waxaa maanta xafiiska si rasmi ah ula wareegay Taliyaha cusub ee AMISOM Lt. General Cusman Noor Soubagleh, isagoo badalay General Jonathan Rono. Ambassador Francisco Caetano Madeira oo ah ninka Midowga…
1 daqiiqo Dowladda Masar Oo Hub Iyo Gaadiid Ku Wareejisay Dowladda Federaalka Soomaaliya (Sawirro) Dowladda Masar ayaa maanta oo Talaado ah waxay gaadiid iyo hub ku wareejisay wasaaradda difaaca ee xukuumadda Soomaaliya kadbin munaasabad kooban oo ka dhacday magaalada Muqdisho. Gaadiidkaan iyo hubka ayaa…
2 daqiiqo Dowladda Oo Ka Hadashay Shacbkii Ay Gobolka Baay Ku Dileen Ciidanka Itoobiya War-saxaafadeed kasoo baxay wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa looga hadlay falkii shalay ciidanka Itoobiya ku dileen dad shacab ah. Wasiir Maareeye ayaa qoraalkiisa ku sheegay…
4 daqiiqo Axmed Macallin Fiqi: Dacwad Ayaan Ka Gudbineynaa Wasaaradda Amniga Axmed Macallin Fiqi oo ah xoghayaha guud ee xisbiga Daljir ayaa wareysi gaar ah oo maanta uu siiyey Gooboog News waxa uu ku sheegay in dacwad ay ka gudbin doonaan…
7 daqiiqo Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Heer Federal: Waa Macquul In Doorashada Daahdo…. Ficilka Ha La igu Qiimeeyo Goobjoog News ayaa noqotay warbaahintii ugu horeysay ee wareysi la yeelata Guddoomiyaha guddiga hirgelinta Doorashada Heer Federaal Cumar Maxamed Cabdulle. Abuukaate Cumar waxaa uu Goobjoog News kala hadlay shaqada guddiga,…