2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sidee Madaxda Dunida Uga Falcelisay Go’aankii Joe Biden Uga Haray Tartanka Madaxweynanimada Madaxda caalamka ayaa siyaabo kala duwan uga fal-celiyay go’aankii uu madaxweynaha hadda talada haya ee Mareykanka Joe Biden uga haray tartanka doorashada soo socata ee dalkaas, waxayna ku bogaadiyeen tilmaada.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Joe Biden oo Soo Jeediyay in Madaxweyne Ku- xigeenkiisa Loo Doorto Musharaxa Dimuqraadiyiinta Madaxweynaha Mareykanka ee ka haray tartanka doorashada madaxtinimada Mareykanka ee dhaceysa bisha November ayaa soo jeediyay in Madaxweyne ku xigeenkiisa loo doorto Musharaxa xisbiga.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka DEG DEG: Joe Biden oo Ka Haray Tartanka Doorashada madaxtinimada Mareykanka Joe Biden ayaa ka baxay tartanka doorashada madaxtinimada ee 2024-ka,taas uu ku matali lahaa xisbigiisa Dimuquraadiga markii labaad.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Diyaaradaha Dagaalka Israel oo Duqeeyay Magaalada Xudeyda ee Dalka Yemen Milateriga maamulka Israa’iil ayaa sheegay in ay duqaymo ka fuliyeen magaalada dekedda leh ee Xudeydah ee dalka Yemen, taas oo jawaab u ah weerarrada kooxda Xuutiyiinta horey ugu qaadeen dhinacooda.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidanka Isra’il oo Beegsaday Xerooyin Barakac Ciidanka Isra’il oo beegsaday xerooyin Maamulka Isra’il ayaa wali sii wadda duqeymaha aanan kala go’a laheyn ee ay ka wadaan Gaza, dagaalka ayaa noqday mid dabadheeraaday,tan iyo 7 October sanadkii 2023.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Jubbaland oo Daahfuray Tallaalka Caruurta Madaxwaynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa daahfuray ololaha Talaalka caruurtii aan helin dhamaystiraka Talalka joogtada ah sanadahii lasoo dhaafay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Biden oo Laga Helay COVID19 Xilli uu Ku Jiray Ololaha Doorashada Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa laga helay COVID-19 mar uu Arbacadii u safrayay magaalada Las Vegas ee gobolka Nevada ee dalkan Maraykanka, Joe Biden waxaa si cad uga soo muuqday astaamaha cudurka Covid 19.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xiisad Kasoo Cusbaanaatay Kashmiir iyo Askar Hindiya oo Lagu Dilay Gobolka Ugu yaraan afar askari oo Hindi ah ayaa lagu dilay iska hor-imaad ciidanku ay la galeen fallaagada dagaalka kula jira ee ku sugan kashmir dhieceeda ay Hindiya maamusho, waxaana dhacdadan lagu tilmaamay mid kamida shaqooyinkii.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dad Lagu Dilay Duqeymo Ka Dhacay Gongo Kadib Dagaal u Dhaxeeyay Fallaagada iyo Dowladda Wararka ka imaanaya dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa sheegaya in dad carruur u badan lagu diley duqeyn ka dhacday dalkaa, sida ay ila maxalli ahi Warbaahinta u sheegeen, kadib weerar ay fallaagada ay soo qaadeen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israel oo Kordhisay Beegsiga Goobaha Barakacayàasha ee Marinka Gaza. Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya marinka Qasa 17 qof oo Falastiiniyiin ah ayaa ku dhintay, halka 80 kalena ay ku dhaawacmeen duqeymo cirka ah iyo gantaallo ay ciidanka Israa’iil ku weerareen goob iskuul ah.