Diyaarad Drone Ah Oo Kusoo Dhacday Gobolka Shabellaha Hoose Diyaarad nooca is wada ee loo yaqaano Drone ayaa lagu soo waramayaa inay kusoo dhacday deegaan lagu magacaabo Saddex Xarar ee gobolka Shabellaha Hoose. Dadka deegaanka ayaa sheegay in diyaaraddan… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Guddoomiye C/Qaadir Shariif oo Ka Warbixiyay Waxqabadka Baaralmaanka Koonfur Galbeed Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Koofur Galbeed C/Qaadir Shariif Sheekhuna Maye oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay wax qabadka baarlamaanka koofur Galbeed ee bilihii lasoo dhaafay. Guddoomiyaha…
3 daqiiqo AKHRISO: Dacwadda Uu Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir Ka Gudbiyey Hay’ad Magaciisa Ku Kireysay Markab Shixnad Wada Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa warqad uu 9-kii bishan xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir u gudbiyey xafiiska Xeer-ilaalinta taasi oo uu kaga dacwoonayey hay’ad isticmaashay magaciisa islamarkaana markab la sheegay…
1 daqiiqo AMISOM Oo Mishaar U Raadsatay Gacanka Carabta Ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta Soomaaliya AMISOM ayaa taageero lacageed u raadsaday dalalka gacanka carabta kadib markii midowga Yurub uu goostay lacag sanadkii dhan ilaa $200 million oo noqoneysa…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Oo Ku Dagaallamay Cadaado Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa xoogga dalka ee 21-aad ayaa lagu soo waramayaa inay ku dagaallameen magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Inta la xaqiijiyey 3…
2 daqiiqo Xildhibaan Dowladda Dhexe iyo Galmudug Ku Eedeeyay Inaaney Daacad ka Ahayn Nabad Lagu Soo Dabaalo Gobolada Dhexe Xildhibaanka Cabdi Casiis Sheekh Yuusuf oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysiga gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in Dowladda iyo Galmudugba aysan daacad u aheyn in…
1 daqiiqo Booliiska Puntland Oo Sheegay Inay Ku Fashilmeen Wax Ka Qabashada Amniga Gaalkacyo Taliska ammaanka Gobolka Mudug ee Puntland ayaa qiray inay ku fashilmeen wax ka qabashada amniga waqooyiga magaalada Gaalkacyo oo maalmahan dambe dilal qorsheysan ay ka dhacayeen. Taliyaha Birmadka gobolka Mudug…
1 daqiiqo Gaalkacyo: Ciidamo Ka Tirsan Puntland Oo Gadooday Ciidamada Laanta Canshuuraha Gaalkacyo ee Puntland ayaa la sheegay inay gadoodeen islaamrkaana ay xoog ku qabsadeen xarunta dowladda Hoose ee Gaalkacyo. Ciidankaan ayaa markii ay la wareegeen halkaasi waxay joojiyeen…
2 daqiiqo Xildhibaan Hore Cali Seeko oo Faah faahin Ka Bixiyay Madasha Wadatashiga iyo Badbaadinta Galmudug Xildhibaan hore Cali Maxamuud Faarax Seeko oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa faah faahin ka bixiyay ula jeedada dhabta ah ee ka dambeysa ku dhawaaqista madasha wadatashiga iyo…
2 daqiiqo Baarlamaanka Oo Meel Mariyay Sharciga Lagu Dhisayo Maxkamadda Dastuurka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay xaruntiisa magaalada Muqdisho ayaa meel mariyay shariciga lagu dhisayo maxkamadda dastuurka isla markaana wakhti kordhin u sameeyay guddiiga madaxa banaan ee xuduudaha…