Diyaarado Dagaal Oo Maalintii Afaraad Duqeymo Ka Wada Buuraha Galgala Ee Bari Diyaaro aan ilaa iyo hadda la shaacin Dowladda leh ayaa maalintii Afaraad waxay duqayn ka wadaan Buuralayda Galgalla ee Gobolka Barri halkaasi oo xarun u ah dagaalyahanno ka tirsan Xarakadda… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Maamulka Gobolka Banaadir Iyo Xubno Ka Socday Turkiga Oo Ka Shiray Dib u Dhiska Wadada 30-ka Ee Muqdisho Xubno ka socday dowladda Hoose ee Turkiga ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Banaadir. Waxaa kulankaan looga hadlay dhismaha dowladda Turkiga ku sameyn doonto wadada 30-ka Ee…
2 daqiiqo Haweenka Soomaaliyeed Oo Lagu Dhiiragelinayo Ka Qeybgalka Doorashooyinka Dalka Qaramada Midoobay iyo Hay’adaha u dooda xuquuqda dumarka ayaa dhiiragelinaya dumarka Soomaaliyeed si ay uga qeybgalaan siyaasadda dalka iyo waliba doorkooda la xiriira doorashada la filayo in dabayaaqada sanadkan ay…
2 daqiiqo Maamulka Degmada Aadan Yabaal Oo Beeniyey In Al-shabaab La Wareegeen Degmadaasi Maamulka degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM faarujiyeen degmadaasi islamarkaana halkaasi ay qabsadeen Al-shabaab. Maxamuud Sheekh Xasan…
1 daqiiqo Baaritaan Lagu Hayo Markab Sida Gargaar Bini’aadannimo Oo Ku Safrayey Magaca Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir Dowladaha Somalia , Kenya iyo Jabuuti ayaa baaritaan ku haya Markab sida sida la sheegay gargaar bini’aadanimo oo ku magac safraya Xildhibaan Faarax Sheikh Cabduqaadir . Faarax sheikh Cabduqaadir oo…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Iyo Madaxa UNHCR Oo Ku Kulmay Muqdisho (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay Madaxa Laanta Qaramada Midoobay ee Qaxootiga (UNHCR), Mr Filippo Grandi. Madaxweynaha iyo madaxa UNHCR ayaa ka…
1 daqiiqo Booliiska Kenya Oo Ka Digay Weeraro Dalkaasi Ay Ka Fuliyaan Alshabaab Booliiska Dalka Kenya ayaa uga digay dadweynaha ku nool magaalooyinka Mombasa, Malindi iyo Nairobi in ay ka feejignaadaan weeraro ay geystaan Xarakada Alshabaab. Joseph Boinnet oo ah General Booliiska ka…
2 daqiiqo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Ee Gobolka Hiiraan Oo Ka Warbixiyey Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkii Halgan Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey khasaarihii ka dhashay dagaal khamiistii ka dhacay deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan kaas oo u dhaxeeyay ciidanka dowladda…
1 daqiiqo Somaliland Oo Baaq Nabadeed u Dirtay Beellaha Ku Dagaallamaya Gobolka Sool Maamulka Somaliland ayaa ugu baaqay beelaha ku dagaallamaya deegaanno ka mid ah gobolka Sool in ay nabadda qaataan, islamarkaana miiska wada hadalka lagu dhameeyo wax walbo oo la kala tabanayo.…
2 daqiiqo Xildhibaan Sheegay In Hogaamiyeyaasha Madasha Wadatashiga Ay Afgambiyeen Awooddii Baarlamaanka Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa farta ku fiiqay in la fili karo madaxda dowlad goboleedyada dalka iney…