Feeryahanka Qarnigii 20-aad Maxamed Cali Kalaay Oo Geeriyooday Feeryahankii Caanka ahaa ee Maxamed Cali Kalaay ayaa geeriyooday kadib 24 saac oo isbitaal ugu jiray xanuunka neef Mareenka oo hayey muddo 34 sano ah. “Kadib 32 sano uu xauunkan… 1 daqiiqo
4 daqiiqo War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran Ee Muqdisho Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 29-ka May ilaa 02-da June 2016. Kulanka oo uu shir-gudoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa ka…
1 daqiiqo Mooshin ka Dhan ah Wasiirka Maaliyadda iyo Hanti dhowrka Guud oo Xildhibaanno ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka ay Soo Gudbiyeen Mooshin loogu yeerayo wasiirka maaliyadda iyo Hanti dhowrka Guud oo nuqul ka mid ah ay heshay Goobjoog New, ayaa loo gudbiyay guddoonka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Arbacadii lasoo dhaafay ee 1.06.2016.…
1 daqiiqo Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Kala Saxiixdey Heshiisyo Iskaashi Iyo Wax Wadaqabsi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan, ayaa ka qeybgaley munaasabad ka dhacdey magaalada Muqdisho oo ay labada dalka ku…
1 daqiiqo Madaxweyne Erdogan Oo Sheegay In La Dhisayo Xero Lagu Tababaro Ciidamada Soomaaliyeed Madaxweynaha dowaldda Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo hadal ka jeediyay safaaradda cusub ee Turkiga ka furatay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka fulin doonaan mashaariic Horumarineed. Waxa uu tilmaamay…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Iyo Dhiggiisa Turkiga Oo Xarigga Ka Jaray Dhismaha Safaaradda Turkiga Ee Muqdisho Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhigiisa dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo maanta yimid magaalada Muqdisho ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Madaxweyne Erdoğan Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Madaxweynaha Turkiga RacepTayyip Erdoğan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw kasoo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Madaxda ugu sareysa dalka oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Xasan…
1 daqiiqo Malaaq C/rashiid Cali “Xildhibaannada Yaan Lagu Soo Xulin Laaluush” Malaaq C/rashiid Cali Xasan oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed kana mid ah hoggaanka dhaqanka dalka ayaa ka digay in xildhibaannada baarlamaanka ee soo aadan aan lagu keenin qaab musuq…