1 daqiiqo Sheeko:War Qarax Ka Dhacay Muqdisho iyo Faahfaahinno Kasoo Baxaya Qarax ayaa Goor dhow ka dhacay Maqaayadda Top Coffee oo Ka soo horjeedda Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha degmada Boondheere.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynihii Hore ee Mareykanka Trump oo Iskuday Dil Ka Badbaaday iyo Baaritaanno Socda Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa la rasaaseeyay xilli uu goob fagaare ah kula hadlayay boqolaal dasweyne ah oo taageeraal u ah asaga iyo xisbigiisa Jamhuuriyiga oo lagu tilamaamo nin aad u mayal adag.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 22 Qof in Ka Badan oo Ku Geeriyootay Dhisme Ku Dumay Naigeria 22 qof ayaa ku dhintay, kadib markii uu dumay dhismo laba dabaq ah oo ku yaalla gobolka Plateau ee bartamaha dalka Nigeria, waxaana dhismaha ku sugnaa ilaa 154 qof kolkii uu burburay sida ay sheegtay shabakadda Sky news.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu Yahay Khaladka Madaxweyne Biden uu Galay ee Warbaahinta Hadalheynta Ka Abuuray? Warbaahinta dunida ayaa si wayn u hadal haysa khalad uu galay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden xilli uu masuul kale ku soo dhoweynayay madasha hadalka ee shir saxaafadeed lagu soo gunaanadayay xuska sanad guurada 75-aad.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruto oo Shaqada Waxqabad La’aan Uga Eryayay Dhammaan Golahiisa Wasiirada Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa kala diray golahiisa wasiirada, marka laga reebo madaxweyne ku xigeenka Rigathi Gachagua iyo Musalia Mudavadi oo ahaa madaxii wasiirada.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga, War Taliyaha Ciidanka Howlgallada Gaarka ee Bariga Afrika oo Kismaayo Gaaray Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay Taliyaha hawlgallada gaarka ah.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada, War Xisbiga Madaxweyne Macron oo Aqlabiyadda Baarlamaanka Ku Lumiyay Doorashadii Dhacday Doorashooyinka dalka Faransiiska ayaa siweyn waxaa loogu jabiyay xisbiga uu hoggaamiyo Macron, kadib markii xisbiga Isbaheyda bidixda uu helay natiijo lama filaan ah, kadib markii ay heleen 182 Kursi
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii ugu dambeeyay xaalada Gaza iyo Isbedel Ku Yimid Hindisaha Xabadjoojinta Ururka Xamaas ayaa si rasmi ah u aqbalay hindisihii soo jeedinta madaxweyne Biden ee ahaa xabad joojin iyo in Israa’iil iyo Xamaas ay is weydaarsadaan la heystayaal iyo qodobbo kale, arrintaan ayaa u muuqa mid hoos.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Garsoore Mareykanka ah oo Madaxweyne Biden Ka Hor Istaagay Dhaqangelinta Xeer Cusub Garsoore Maraykan ah ayaa maamulka madaxweyne Biden ka hor istaagay inuu dhaqan geliyo xeer cusub oo ka dhan ah takoorka ku salaysan aqoonsiga jinsiga ee daryeelka caafimaadka, xilli madaxweyne Biden uu caqabado wajahayo.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Isbuurasho Ka Dhacday Hindiya oo Sababtay Geerida In Ka Badan 120 Ruux Inta la xaqiijiyay 121 ruux ayaa geeriyooday isbuurasho ka dhacday goob uu ka socday kulan diimeed oo ballaaran oo ay isugu yimaadeen dadka rumaysan madhadka hinduuga ee dalka Hindiya.