Nabadoon Axmed Cabdulle “Shacabka Hiiraan Iyo Shabellaha Dhexe Haloo Madax Baneeyo Ka Tashiga Aayahooda” Nabadoon Axmed Cabdulle Jimcaale oo ka mid ah waxgaradka ku dhaqan gobolka Hiiraan ayaa sheegay in aayaha gobolkaasi iyo gobolka Shabellaha Dhexe ay ka hadli karaan oo kaliya waxgaradka Labada… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Ciidamada Booliiska Oo Howlgallo Dad Lagu Soo Qabtay Ka Sameeyay Cadaado Ciidamada Booliiska ayaa howlgallo ballaaran waxa ka sameeyeen degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud kaasi oo dad lagu sooq qabtay. Howlgalkaan ayaa ciidamada Booliiska waxay ka sameeyeen Afarta Xaafadood ee degmada…
1 daqiiqo Galmudug Oo Ka Hadashay Sababta Loo Sugi La Yahay Amniga Gaalkacyo Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay amni xumida ka jira magaalada Gaalkacyo iyo sababta maamulkaasi u heli la yahay xalka amniga ee magaaladaasi iyo qorsheyaasha ay ka damacsan yihiin arrinkaasi. Guddoomiye…
1 daqiiqo Isbahaysiga Xisbiyada Soomaaliyeed: Wixii Dhib Ah Ee Ku Yimaada Madaxda Xisbiyadu Waxaa Mas’uul Ka Ah Madaxweynaha Golaha xisbiyada dalka oo kulan ay ku yeesheen Muqdisho kasoo saaray war qoraal ah ayaa sheegay in Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu qaadanayo mas’uuliyadda wixii dhib ah…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Baay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo ay ka sameeyeen gobolka Baay waxay Al-shabaab kala wareegeen deegaanno hoostaga degmada Qansaxdheere ee gobolkaasi. Ciidamadan ayaa ka…
1 daqiiqo Axmed Madoobe: Shisheeye Al- Kama Saari Karo Dalka shabaab Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in ciidamo shisheeye oo dalka ku sugan aanay Al-shabaab dalka ka saari karin. Waxa uu sheegay in ciidamada shisheeye ay dalka…
1 daqiiqo Kenya Oo Sheegtay Inay Dishey Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay dishey sarkaal sare oo ka tirsanaa xarakada Al-shabaab kadib howlgallo ay sameeyeen ciidankeeda. Booliiska dalkaasi ayaa sheegay inay dileen Jumca Maxamed Jakarta oo loo yaqaanay…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Oo Amaan u Jeediyey Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Xabsiga Dhexe ee Muqdisho uu ka muuqdo gudashada waajibaadka saxda ah ee loo igmadey ee ah dhaqan-celinta bulshada. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Boqolaal Shacab Ah Oo Soo Booqday Xarunta Dhexe Ee Goobjoog Media Group (Sawirro) Iyadoo maalintii Labaad loo dabaaldegayo munaasabadda ciidul Fidriga ayaa hadane shacabkii ugu badnaa waxay booqasho ku imaanayaa xarunta dhexe Goobjoog Media Group ee magaalada Muqdisho. Shacabkan ayaa ka kala imaanaya…
1 daqiiqo Goobjoog Media Group Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeenaysa Munaasabadda Ciidda Goobjoog Media Group ayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed waxay ugu hambalyeeynayaan munaasabadda ciidul Fidriga. Dhammaan shacabka Muslimiinta ah gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed waxaynu leenahay ciid wanaagsan, sanadkaan kiisa kale ku…