Baardheere: Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Oo Loo Tababarayo Ka Faa’ideysiga Mashaariicda (Sawirro) Degmada Baardheere ee gobolka Gedo waxaa ka soconaya tababar ku saabsan sidii bulshada uga faa’ideysan mashaariicda kala duwan. Tababarkani oo galay maalintii Labaad ayaa waxaa uu ka soconayaa Xarunta Maamulka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxweynaha Ruushka Iyo Turkiga Oo Muddo Kadib Yeeshay Xiriirkoodii ugu Horeeyay Ee Telefoon Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa xiriirkii ugu horreyay ee teleefoon la sameeyay dhiggiisa dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, waana xiriirkii ugu horreyay ee taleefoon muddo kadib markii uu xumaaday…
3 daqiiqo Akhriso: Sharciga Siyaasadda Qaran ee Genderka Iyo Heshiiska CEDAW Ee Ay Culimada Soomaaliyeed Diideen Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hortimid sharciga siyaasadda qaran ee Genderka ee Wasaaradda Haweenka iyo heshiiska CEDAW ee qaramada Midoobey. Sheekh Bashir Axmed Salaad oo saxaafadda la hadlayey ayaa si…
2 daqiiqo Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxda 3-da Xisbi Qaran ee Somaliland oo Ka Arrinsaday Saami Qeybsiga Baarlamaanka Cusub Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo guddoomiyeyaasha saddexda xisbi qaran ee Somaliland ayaa maalintii shalay ka wada xaajooday saami qeybsiga baarlamaanka ee doorashooyinka Somaliland. War-murtiyeed uu soo saaray afhayeenka…
2 daqiiqo Xildhibaan Shariif “Shirka Madasha Baydhabo Waxa Uu Ahaa In lagu Soo Af Jaro Howlihii Doorashooyinka” Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in shirkii madasha baydhabo la filayay iney ka soo baxaan qodobbo…
2 daqiiqo Biyo Yari Ka Jirta Deegaanno Ka Mid Ah Gobolka Hiiraan Xaalad biyo yari oo aad u daran ayaa soo food saartay dadka iyo duunyada ku nool qaar ka mid ah deegaannada waqooyi ee gobolka Hiiraan, waxaana dadku ay u baahan…
1 daqiiqo Somaliland Oo Lagu Eedeeyay Inay Hurineyso Colaadda Gobolka Sool Kulan ay isugu yimaadeen waxgaradka gobolka Sool kana dhacay deegaanka Saax-dheer ee gobolkaasi ayaa lagu ee deeyay maamulka Somaliland inay sii hurinayaan dagaal beeleedka ka socda deegaanno ku yaalla Koonfurta…
1 daqiiqo Waxgarad Ku Baaqay In Dib u Eegis Lagu Sameeyo Odoyaasha Soo Xulaya Baarlamaanka Soomaaliya Qaar ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya in dib u eegis ku sameyso Odayaasha dhaqanka ee la doonayo inay soo xulaan xildhibaannada baarlamaanka soo socda. Nabadoon…
1 daqiiqo Laascaanood: Beelihii Ku Dagaallamay Gobolka Sool Oo La Wada Hadal Siinayo Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Laascaanood wada hadal ay ku yeesheen waxgaradka beelihii dhawaan ku dagaallamay deegaanno kamid ah gobolka Sool. Dadaalladan la isugu keenayo beelahan…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Degmada Ceel-buur, Galgaduud Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay degmada Ceel-buur ee gobolka…