Golaha Ammaanka, Mareykanka Iyo Midowga Yurub Oo Dhaleeceeyay Qaraxii Naasahablood Golaha Ammaanka ayaa isniintii qoraal ay soo saareen ku dhaleeceeyay weerarkii Naasahablood iyagoo sheegay in loo baahan yahay in la qaado tilaabooyin arrinkaas looga hortagayo. Golaha ammaanka ayaa ka tacsiyadeeday… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Xildhibaan Xoosh Jibriil Oo Ku Tilmaamay Qodobadii Shirka Madasha Baydhabo Kuwo Wax u Dhimaya Doorashada 2016 Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in qodobadii ka soo baxay shirka madasha wadatashiga qaran kuwo la…
1 daqiiqo Maraykanka Oo Sheegay Inay Xoojinayaan Taageerada Ay Siiyaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay inay ballaariso taageerada ay siiso ciidanka xoogga dalka Soomaaliya kadib markii ay sheegteen inay hoos u dhacday qatartii Al-shabaab. Waxa uu…
2 daqiiqo Booliiska Jubbaland Oo Baaraya 5 Ruux Ajaaniib Ah Oo Ay Kasoo Badbaadiyeen Xeebta Kismaayo Taliska Booliiska magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay inay wadaan baaritaan ku aaddan Shan ruux oo ajaaniib ah kuwaasi oo laga soo badbaadiyey xeebta Kismaayo xilli dooni ay…
3 daqiiqo Isbaarooyin Buux Dhaafiyey Gobolka Shabellaha Hoose Dhibaato, cabsi iyo walwal ku maris waddooyinka qaar ee Shabellaha Hoose Sh/hoose waa mid soo jiitameysay sanadihii dambe, sida ay tahayna dadku kama quustaan isticmaalka waddooyinka gobalkaasi, maadaama ay nolashooda…
1 daqiiqo Waxgaradka Gobolka Sool Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaallada Ka Socda Gobolkaasi Waxgaradka gobalka Sool ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaal beeleedka ka soo cusboonaday degaannada hoos yimaada gobolkaasi oo ay ku dhinteen dad u badan shacab aan…
1 daqiiqo Taliska Booliiska Koonfur Galbeed Oo Ka Warbixiyey Xaaladda Deegaanka Goofgaduud Oo Shalay Lagu Dagaallamay Taliska Ciidamada Booliska gaarka ah maamulk Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay xaaladda degaanka Goofgaduud oo saacadihii la soo dhaafay gacan ku heynteeda ay hadba qolo la wareegeysay. Taliye ku xigeenk…
1 daqiiqo Faah Faahin:- Qof Rayid Ah Oo Xalay Lagu Dilay Degmada Waaberi Ee Muqdisho Koox Hubaysan ayaa Xalay Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho waxa ay ku toogteen Qof Rayid ah, halkaas oo markii dambe ay soo gaareen ciidamo ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya. Dilkan…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Oo Danjireyaasha Wadamada Islaamka u fadhiya Soomaaliya Uga Warbixiyey Xaaladda Guud Ee Dalka (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada afur ugu sameeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania, Mudane Isselkou Ould Ahmed Izid Bih iyo danjireyaasha…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Dib Ula Wareegay Deegaanka Goof-gaduud Ee Baay Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ay dib ula wareegeen deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Baay. Guddoomiyaha deegaankaasi…