In Ka Badan 10 Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Beeleed Ka Socda Koonfurta Mudug Dagaallo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta ayaa weli ka soconaya degaanno ku yaalla dhinaca koonfureed ee gobalka Mudug. Dagaalladani ayaa u dhaxeeya Labo maleeshiyo beeleed oo halkaasi wada… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Wasiirrada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay xoojinta dagaalka Argagixisada lagula jiro. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya , ayaa waxaa uu kulan dheer la qaatay Dhiggiisa dalka…
3 daqiiqo Madaxweyne Xasan Oo Furay Shirka Madasha Wadatashiga Ee Baydhabo (SAWIRRO) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed, si rasmi ah uga furay shirka Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Diyaaradaha Kenya Oo Laayey Caruur Isku Qoys Ah Wararka ka imaanaya tuulada Ilaalo ayaa sheegaya in goordhaw ay diyaaradaha dagaalka Kenya duqeyn ku dileen afar caruur ah oo isku qoys ah. Wararka waxaa aintaa ku darayaan in diyaaradahaasi…
1 daqiiqo Wasiir Hadliye Oo Ay Wehliyaan Xubno Safiiro Ah Oo Maanta Gurmad Raashin Ah Geeyay B/weyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa gaaray wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar. Wafdigan waxaa ka mid ah wasiirka amniga gudaha xukuumadda…
1 daqiiqo Ciidanka Dowladda Oo Gacanta Ku Dhigay Nin La Sheegay Inuu Dilay Taliyahii Nabad Sugidda Sh/dhexe (Sawirro) Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gacanta waxay ku dhigeen nin la sheegay inuu ka dambeeyay dilka taliyahii ciidanka Nabad sugidda ee gobolka Shabellaha Dhexe C/weli Ibraahim Maxamed. Shaqsigaan oo…
2 daqiiqo SAWIRRO:- Dib u Habeyn Lagu Sameeyay Wadada Isku Xirta Sayidka Iyo Howlwadaag Ee Muqdisho Dib u habeynayaa lagu sameeyay wadada isku xirta isgoysyada Sayidka iyo Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, kadib markii dhawaan qeybo ka mid ah laamigaasi burburiyey roobabkii magaalada ka da’ay. Sawirro laga…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Mas’uuliyiin Kale Oo Gaaray Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ku qulqulaya madaxda dalka kuwaasi oo halkaa uga qeybgalaya shirka madasha wadatashiga qaran. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu…
3 daqiiqo Dhallinyaro Si Iskaa Ah Dhireyn Uga Billowday Wadada Makka Al-mukarrama Ee Muqdisho Maxamed Xuseen Xasan waa gudoomiyaha Ubaxa Caasimada oo ah Urur ay sameyeen Dhalinyaro wiilal iyo gabdho leh kuwaasi oo hal ku dhig ka dhigtay dalkaaga quruxso . Waxay magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Shan Ruux Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Degmada Buurdhuubo Ee Gedo Cudurka Shuban biyoodka ayaa faro ba’an ku haya deegaanno ka mid ah Jubbaland, waxaana wararka ka imaanaya degmada Buurdhuubo ee Gedo sheegayaan in cudurkaasi ay u dhinteen Shan qof. Dadka…