Guddoomiye Jawaari Oo Diray Hambalyo Ku Aadan Maalinta Shaqaalaha Soomaaliyeed Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa hambalyo ballaaran u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed. Guddoomiyaha oo kalfadhiga 8aad kulankiisa la 6aad ka hadlayay maalintii shalay ayaa si gaar ah… 2 daqiiqo
1 daqiiqo User Submitted Post Telesom oo doonaysay in ay fiber optic si sharci daro oo tuuga ah ku galiso somaliland lakiin nasiib daro waxay galaaf ten wasiirkii is gaadhsiinta & taliyihii ciidanka bada
1 daqiiqo Mooshin Cusub oo Maanta laga Diiwaan Geliyay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta fadhi ku yeeshay xaruntiisa magaalada Muqdisho ayaa la horkeenay mooshin cusub oo laga diiwaan geliyay fadhigii goalha. Mooshinkan ayaa u jeedadiisu tahay sidii loo dhameystiri…
2 daqiiqo Xiritaanka Kalfadhigga Labaad Ee Baarlamaanka Galmudug Oo Dib Loo Dhigay Guddoonka baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in waqti dheeraad ah lagu daray xilligii uu xirmi lahaa Kalfadhiga Labaad ee baarlamaanka maamulkaasi. Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee baarlamaanka Galmudug Maxamed Axmed Maalin…
1 daqiiqo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Billaabatay Hargeysa Maanta oo Sabti ah waxaa 159 goobood oo ka mid ah gobolka Waqooyi Galbeed magaalada Hargeysana ugu horreyso waxaa ka billowday diiwnaagelinta codbixayaasha dorashada 2017 ee baarlamaanka iyo madaxtinimada taasi…
1 daqiiqo Kulan Ka Dhacay Gaalkacyo Oo Lagu Go’aamiyey Qaadista Isbaarooyinka Yaalla Waddo Isku Xirta Magaaladaasi Iyo Gelinsoor Kulan ay isugu yimaadeen laamaha ammaanka Galmudug iyo Odayaal dhaqameed loogana hadlayey arrimaha ammaanka iyo isbaaro qaadis ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Waxaa kulankaan diiradda lagu saaray sidii loo…
2 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Baarlamaanka Ka Codsay Ansixinta Qorshaha Guud Ee Hannaanka Doorasho (Sawirro) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali oo Maanta baarlamaanka hortagay ayaa xubnaha ka codsaday iney ansixiyaan hanaanka doorasho ee 2016-ka. Ra’iisul wasaaraha ayaa ugu horreyn baarlamaanka…
1 daqiiqo Maamulka Degmada Dhuusamareeb Oo Shacabka Degmadaasi Ugu Baaqay Ka Shaqeynta Nadaafadda Maamulka degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan degmadaasi ka shaqeynta nadaafadda maadaama la guda galay xilli roobaadka. Guddoomiye ku xigeenka degmadaasi Burhaan Axmed Rooble oo…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Ka Qabsay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in saaka ay la wareegeen degmada Ruunirgood ee gobolka Shabellaha dhexe iyo deegaanno dhowr ah. Deegaannada…
2 daqiiqo Axmed Siilaanyo Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Wasiirkii Boostada Iyo Isgaarsiinta Iyo Taliyahii Ciidanka Badda Somaliland Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xil ka qaadis waxa uu ku sameeyay Wasiirkii Boostada iyo Isgaarsiinta maamulkaasi iyo sidoo kale taliyahii ciidanka badda Somaliland. Qoraal kasoo baxay xafiiska…