Faah Faahin:- Koox Hubeysan Oo Haweeney Ku Dilay Degmada Hodon Ee Muqdisho Koox hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ku dileen Haweeney la sheegay inay ka mid ahayd ururuka haweenka waaxda October ee degmadaasi. Haweeneydaan ayaa lagu… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Oo ka Qeybgaley Furitaanka Shir Madaxeedka Amniga Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 5-aad ee Madasha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika (Tana High-Level Forum on Security in Africa). Shirkan…
3 daqiiqo Saciid Cabdulahi Maxamed Oo Sheegay In Uu Yahay Murashax Madaxtinimada Soomaaliya 2016-ka Saciid Cabdulahi Maxamed oo maanta wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News daqiiqado kadib markii uu ku dhawaaqay murashaxnimadiisa doorashada madaxtinnimo ee 2016-ka ayaa si cad u sheegay in uu yahay…
2 daqiiqo Baarlamaanka Federaalka oo Ansixiyay Heshiiska Iskaashiga Caafimaadka ee Soomaaliya iyo Turkiga Baarlamaanka federaalka Soomaliya ayaa maanta shir uu ku yeeshay xaruntiisa magaalada Muqdsho ku ansixiyay Heshiiska iskaashiga Caafimaadka ee Soomaaliya iyo Turkiga. Xubnaha baarlamaanka oo yeeshay kalfadhiga 8-aad kulankiisii 1aad ayaa…
1 daqiiqo Xildhibaan Ka Tirsan Koonfur Galbeed Oo Sheegay In AMISOM Lagula Xisaabtamayo Falkii Ay Maanta Ka Geysteen Buulomareer Xildhibaan Mahad Cabdi Dhoore oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed oo la hadlay Idaacadda Goobjoog ayaa si kulul u cambaareeyay fal maanta askar ka tirsan AMISOM ku…
2 daqiiqo Baarlamaanka Somaliland Oo Maanta Lagu Kala Dareeray Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda magaalada Hargeysa waxay isku mari waayeen qodob dastuuri ah oo la doonayay in baarlamaanku wax ka bedel ku sameeyo. Kulanka…
1 daqiiqo Ra’isul Wasaare Cabdirashid iyo Wasiirka arrimaha dibadda Algeria Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Labada Dal Ra’isul Wasaaraha dalka Cumar Cabdirashid ayaa jimcihii Istanbul kula kulmay Wasiirka arrimaha dibadda Istanbul Ramtane Lamamra . Xiriirka labada dal iyo arrimo la xiriira siyaasadda ay xiligan mareyso Soomaaliya ayaa…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Askar Ka Tirsan AMISOM Oo Dad Shacab Ah Ku Dilay Gobolka Shabellaha Hoose Ciidamada AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in Afar qof oo shacab ah ay ku dileen deegaanka Buulomareer ee gobolka Shabellaha Hoose. Goobjooge magaciisa ka gaabsaday ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey…
3 daqiiqo Xildhibaan Dalxa “Dad Dowladnimaa ka Maqan, Dadna Dano Gaar ah” Xildhibaan Maxamed Cumar Dalka oo ka tirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay inuu shaki weyn ka qabo hirgelinta nidaamka 4.5 iyo in dadka…
1 daqiiqo Safiirka Soomaaliya ee Kenya Jamaal Maxamed Xasan oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa kaga hadlay arrimo la xiriira shaqada safaaradda, dhismaha safaaraddii hore iyo arrimo kale oo muhiim…