Tahriibayaal u Badan Soomaali Oo Ku Geeriyooday Doon Ku Degtay Badda u Dhaxeysa Masar Iyo Liibiya Tahriibayaal u badan Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay ku geeriyoodeen dooni la degtay xilli ay ka baxeen dalka Masar kuna wajahnaa dalka Talyaaniga. Doonidan ka baxday dalka Masar waxay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Magaalada Istanbul Kula Kulmay Madaxda Dalalka Islaamka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga uga qeyb galay shirweynihii dalalka Islaamka oo looga hadlayay kala qeyb sanaanta…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Dhaqaale Ee Labada Dal Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn ayaa kulan ay kaga hadlayaan iskaashiga labada dal ku yeeshay magaalada Bahir Dar ee…
1 daqiiqo Cali Gaab “Waan Qabannay Raggii Haweenka Ku Dilay Muqdisho” Taliyaha ciidanka Booliiska ee qeybta gobolka Banaadir Cali Xirsi Barre Gaab oo maanta saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta kusoo dhigeen dadkii ka dambeeyay dilal siyaabo…
1 daqiiqo Guddiyada Joogtada Ah Ee Baarlamaanka Oo Shir Xasaasi Ah Ku Leh Villa Hargeysa Guddoonka Baarlamaanka Federaalka, guddiyada Joogtada ah ee Baarlamaanka iyo Xildhibaanada qaar ayaa maanta ku shirsan xafiiska guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ee Villa hargeysa, shirkaas oo la sheegay in looga arrin sanayo…
1 daqiiqo Rag Hubeysan Oo Haweeney Ku Dilay Degmada Dharkeenley Ee Magaalada Muqdisho Dabley hubeysan ayaa degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir waxay ku weerareen Labo gabdhood oo walaalo ah kuwaasi oo la socday Mooto Bajaaj. Dableyda wax weerartay ayaa la sheegay in ay…
1 daqiiqo AMISOM Oo Qiratay In Ay Rayid Ku Dishay Deegaanka Buulomareer AMISOM ayaa war Saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in aad uga xun tahay dad rayid ah oo ciidamadeeda ku dileen deegaanka Buulomareeb ee shabeelaha hoose. AMISOM waxsaxaafadeedkeeda waxaa ay…
2 daqiiqo Hindise Sharciyeedka Axsaabta Qaranka Oo Maray Akhrintiisii 2-aad Guddiga arrimaha gudaha iyo maamulada gobollada iyo amniga ayaa waxay u soo bandhigeen xubaha baarlamaanka federaalka hindise sharciyeedka dhismaha xisbiyada siyaasadda. Xisbiyada siyaasaddu waxay kaalin weyn ka qaadanayaan horumarinta demuqraadiyadda…
3 daqiiqo Maalinta Dhirta Adduunka Oo Maanta Loo Dabaaldegayo (Warbixin) Maanta oo ah 17 bisha april waxay ku beegan tahay maalinta dhirta iyadoo meela ka mid ah dalka laga xuso, haddaba faa’iida intee la’eg ayey dhirtu leedahay. Dhirtu waxay ka…
2 daqiiqo Dadkii Kasoo Baracakay Deegaannada Daacdheer Iyo Kaxandhaale Ee Galgaduud Oo Gurmad Dalbaday Qaar ka mid ah qoysaskii kasoo barakacay deegaannada Daacdheer iyo Kaxandhaale ee waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa xilligaan sheegay in xaalad adag oo nolosha ah hayso, una baahan yihiin gurmad degdeg…