Wararkii Ugu Dambeeyay Shirka Dib u Heshiisnta Ee Ka Socda Magaalada Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka soconaya shir dib u heshiisiin ah, kaasi oo ay fureen Ugaasyadii diiday ka qeybgalka shirka degmada Jowhar ee maamul u sameynta Shabellaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Roobab Ka Da’ay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Baay Deegaanno ka tirsan gobollada Baay iyo Bakool islamarkaana maalmihii ugu dambeeyay ay biyo la’aan baahsan ka jirtay ayaa la sheegayaa inay da’een roobab ay dadka iyo duunyada ku diirsadeen. Wararku…
1 daqiiqo Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Degmada Jilib Ee Gobolka Jubada Dhexe Diyaarado dagaal oo la rumaysan yahay in laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa duqeymo ka gaystay degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe iyo deegaanno ku dhaw degmadaasi. Duqeymahan ayaa siyaabo kala…
2 daqiiqo Ismaaciil Cumar Geelle Oo Ku Guuleystay Doorashadii Jabuuti Xukuumadda Jabuuti ayaa sheegtay in doorashadii shalay ka dhacday dalkaasi uu ku guuleystay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle kadib markii uu helay codad ku filan. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha…
2 daqiiqo Saraakiisha Ciidanka Dowladda Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Ay Ka Wadaan Gobolka Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ee Itoobiya ayaa howlgallo ka dhan ah Xarakada Al-shabaab waxay ka wadaan deegaanno dhanka bari kaga yaalla gobolka Hiiraan. Maxamed…
1 daqiiqo Shacabka Dalka Jabuuti Oo Maanta u Dareeray Codbixinta Doorashada Madaxtinimo Ee Dalkaasi Maanta oo jimco ah ayaa shacabka ku dhaqan wadanka Jabuuti waxay u dareereen xarumaha codbixinta ee doorashada madaxtinimo ee dalkaasi. Doorashadan waxaa isku haya madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle iyo…
1 daqiiqo Madaxweynaha Dalka Sudan Oo Shaaciyey Waqtiga Uu Isaga Degayo Xukunka Dalkaasi Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir oo Suudaan xukumayay muddo gaaraysa 27 sano, ayaa Khamiistii shalay ku dhawaaqay inuu xukunka iskaga dagayo sanadka 2020, waqtigaas oo ku aaddan gabagabada xilliga madaxtinimadiisa. Madaxweyne…
4 daqiiqo Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug oo Ka Digey Dhaqan Galka Heshiiskii Dowladda Federaalka Iyo Puntland Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle oo ka tirsan baarlamaanka Galmudug oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News, ayaa Puntland ku eedeeyay iney faquuqeyso dadka kasoo jeeda koofurta Soomaliya, kuna tilmaamay heshiiskii…
1 daqiiqo Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog Fm ayaa ka hadlay heshiiskii 3-dii bishan magaalada Garoowe ku gaareen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland. Waxa uu xildhibaanka…
2 daqiiqo Taliska Booliiska Gobolka Banaadir Oo Ka Warbixiyey Howlgal Ay Ku Qabteen Qoriga Hoobiyaha Iyo Gaari Nooca Dadweynaha Ah Taliska Booliiska qeybta gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyey howlgal ay habeenkii xalay ahaa ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho kaasi oo lagu qabtay Gaari nooca dadweynaha ah iyo sidoo kale qoriga…