Jubbaland Oo Yeelatay 17 Wasiir Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa gelinkii dambe ee shalay ku dhawaaqay wasiirada maamulkiisa oo muddo laga sugayey. Afhayeenka Jubbaland C/naasir Seeraar Maax oo la hadlay warbaahinta ayaa ku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Midowga Yurub Oo Sarkaal Cusub U Magacaabay Howlgalka Badda ee Xeebaha Soomaaliya Waaxda Siyaasadda iyo Nabadgalyada ee Midowga Yurub ayaa General Robert Magowan CBE oo ka tirsan Ciidamada Badda ee Boqortooyada Ingiriiska u Magacaabay Madaxa howlgalka Badda Midowga Yurub ee Soomaaliya. General…
1 daqiiqo Senate-ka Mareykanka Oo Ansixiyay In Dhibanayaashii 9/11 Ay Dacweeyaan Sacuudiga Aqalka Senate-ka dalka Mareykanka ayaa Talaadadii ansixiyay sharci ogolaanaya in qoysaskii dadkii ku waxyeeloobay 9/11 ay dacweyn karaan dowladda Sacuudiga. Sacuudiga waxaa ay inkireen mas’uuliyadda dhacdadaas 2001-dii lagu qarxiyay daarihii mataanaha…
2 daqiiqo Dhallinyaro Soomaaliyeed Oo Ku Xiran Xabsiyo Ku Yaalla Maraykanka Oo Raashiinka Ka Soomay Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran xabsiyo ku yaalla dalka Maraykanka ayaa ka soomay raashinkii kadib markii ay sheegeen inay waayeen caddaalad, islamarkaana aanay haysan xurriyad. Aadan Sheekh Nuur oo ka…
1 daqiiqo Bulshada Kismaayo Oo Taageeray Madaxweyne Ku Xigeenka Cusub Ee Jubbaland Kulan ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa lagu taageeray madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo dhawaan xilkaasi loo magacaabay. Waxaa kulankaan isugu…
2 daqiiqo Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Baaq Nabadeed u Diray Dhinacyada Ku Dagaallamaya B/weyne Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay dagaallo maalintii Labaad ka soconaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kaasi oo u dhaxeeya beello wada deggan magaaladaasi. Gudoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha…
1 daqiiqo Waxgaradka Koonfur Galbeed Oo Kasoo Horjeestay Hannaanka Loo Dhisayo Aqalka Sare Waxgaradka ku dhaqan deegaannada Koonfur Galbeed oo kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa kasoo horjeestay hannanka lagu heshiiyay ee la doonayo in lagu dhiso aqalka sare.…
2 daqiiqo Madaxweyne Siilaanyo “Soomaalinimadu Ma Ahan In Siyaasad Kaliya La Wadaago” Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo khudbad ka jeediyey xuska 25 guurada kasoo wareegtay markii Somaliland sheegtay in ay ka go’day Soomaaliya inteeda kale ayaa sheegay in ay ka madax…
3 daqiiqo Xildhibaan Shariif: Madaxda Dowladda Faragelin Bay Ku Hayaan Howshii Guddiga Baarlamaanka Ee Hanaanka Doorasho 2016 Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ku eedeeyay dib u dhaca guddiga baarlamaanka ee turxaan bixinta hanaanka doorasho…
2 daqiiqo Shacabka Baladweyne Oo Isugu Darsamay Dagaallo Iyo Fatahaad Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa shalay ka billowday dagaal beeleed u dhaxeeya beello walaalo ah oo ku dhaqan xaafadda howlwadaag ee magaaladaasi. Saaka oo Arbaco ah ayaa lagu…