Ganacsade Caawa Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo Rag hubeysan ayaa caawa waqooyiga magaalada Gaalkacyo gobolka Mudug waxay ku dileen Ganacsade Cumar Cabdulle Dheere oo ka mid ah ganacsatada ugu caansan gobolkaasi. Ganacsadahan ayaa lagu dilay xaafadda Israaca… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Ka Dooday Mooshin Ku aaddan Ku Xad gudubka Golaha Adeegga garsoorka Xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday mooshin ku aaddan ku xadgudubka Golaha adeegga garsoorka ee uu Dastuurka KMG madaxbanaani siiyay. Fadhiga xildhibaanada ayaa ahaa kalfadhiga 8aad kulankiisii 10aad,…
1 daqiiqo 11 Indhoolayaal Ah Oo U Fariisanaya Imtixaankii Ugu Dambeeyay Ee Fasalka Dhexe Waxaa Muqdisho lagu qabtay Munaasabad lagu soo bandhigay ardey 11 ah oo aragga la’a isla markaana u fariisan doona todobaadkan imtixaankii ugu dambeeyay ee dugsiga dhexe. Waxaa munaasabada ka qeyb…
1 daqiiqo Qarax Khasaare Geystay Oo Maanta Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho Hal Qof ayaa ku dhaawacmay qarax Bam oo maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho kaas oo lala eegtay ciidamo ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya. Qofka dhawaca uu soo…
1 daqiiqo Dibadbax Lagu Taageerayey Go’aankii Madaxweyne Xasan Uu Xilka Kaga Qaaday Ilka Xanaf Oo Ka Dhacay Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay dibadbax ballaaran oo lagu taageerayo go’aankii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu 4-tii bishan xilka kaga qaaday guddoomiyahii Maxkamadda sare Caydiid Ilka Xanaf iyo soo…
2 daqiiqo Madaxweyne Guuleed Oo Shacabka Gaalkacyo Uga Warbixiyey Heshiiskii Jigjiga Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa maanta halkaasi kulan kula qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada. Kulankaan waxaa soo qabanqaabiyey maamulka degmada Gaalkacyo, waxaana…
3 daqiiqo Nin Muslim Ah Oo London Madax Ka Noqday, Taariikhdiisa Iyo Shaqada Laga Sugayo Waxaa Duqa Magaalada London loo doortay Saadiq Khan oo ka tirsan xisbiga shaqaalaha isagoo ka guuleystay Zac Goldsmith oo u tartamayey xisbiga Talada haya. Saadiq Khan oo 45 jir ah…
1 daqiiqo Isbaarooyin Laga Qaaday Deegaanka Gelinsoor Ee Mudug Maamulka Deegaanka Gelinsoor ee gobolka Mudug ayaa faah faahin ka bixiyey howlgal ay ciidamada Galmudug ku qaadeen Isbaarooyin yaalla waddooyinka gala iyo kuwa ka baxa deegaankaasi. Guddoomiyaha deegaankaasi Cali Saciid…
2 daqiiqo Human Rights Watch Oo Ka Digtay In La Xiro Xeryaha Dhadhaab Iyo Kaakuma Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha Human Rights Watch ayaa ka digtay in dowladda Kenya ay xirto xeryaha qaxooti ee Dhadhaab iyo Kaakuma, halkaasi oo ay ku noolyihiin qaxooti badan oo…
1 daqiiqo Weerar Lagu Qaaday Hoyga Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Degmada Baardheere Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay weerar ku qaadeen hoyga madaxa mashaariicda degmada Baardheere Maxamed Xuseen Ganey. Ciidamada ilaalada u ah mas’uulkaasi…