Dagaal u Dhaxeeyay Al-shabaab Iyo Dad Shacab Ah Oo Ka Dhacay Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Al-shabaab iyo dad shacab ah ayaa lagu soo waramayaa in gabal dhacii shalay uu ka dhacay deegaanka Gamboole ee gobolka Shabellaha dhexe, halkaasi oo khasaare uu… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar “Dhallinyarada Waxaa Looga Baahan Yahay In Ay Isbedal La Yimaadaan” Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa qaabilay dhalinyaro mataleysay qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka, waxaana kulankan ku wehlinayay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka. Kulankan oo ka…
1 daqiiqo Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Sheegay In Uu La Imaanayo Isbedal Shaqo Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumada Soomaaliya Maxamed Jaamac Mursal ayaa sheegay in isbedel dhanka shaqada ah uu ku samayn doono Wasaaraddaas kadib markii Maanta uu la wareegay xilka Wasaarada…
1 daqiiqo Isbedallo Ganacsi Oo Laga Dareemayo Degmada Hobyo Ee Gobolka Mudug Gudoomiyaha maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug Cabdullaahi Axmed Cali ayaa sheegay in furitaanka dekadda macmalka ee magaaladaasi ay keentay horumaro kala duwan iyo shaqo abuur ay dhallinyaro badan ka…
2 daqiiqo Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqaalaha Oo Sheegtay In Sanad Walbo Dalka Sacuudiga Loo Dirayo 50-kun Oo Shaqaale Ah Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta daah furtay sidii loo billaabi lahaa shaqaalaha dibadda u shaqo tagi lahaa ee Soomaaliyeed. Wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi Cismaan Libaax oo…
2 daqiiqo Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Oo Maanta Xilka La Wareegay Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay munaasabad ay xilalka ku kala wareegayeen Guddoomiyahii hore ee Maxkamadda sare Abukaate Caydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf iyo Gudoomiyaha cusub ee maxkamaddaasi Ibraahim Iidle Saleebaan.…
3 daqiiqo Guddi Howleedka Baarlamaanka U Xilsaaray Curinta Mashruuca Sharci Ee Doorashada 2016 Oo Ka Warbixiyay Waxa u Qabsoomay Xildhibaan Cabdisamada Macallin Maxamuud oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka warbixiyay howlqabadka guddi hoosaadka loo saaray diyaarinta mashruuc sharci oo lagu…
1 daqiiqo Puntland Oo Qorsheenaysa Ka Hortagga Aafooyinka Abaaraha Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay qorsheynayaan ka hortagga aafooyinka abaaraha ee ka dhaca deegaannada maamulkaasi iyagoo kaashanaya dowladda dhexe. Wasaaradda qorshaynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Puntland iyo Hay’adda…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh “Waa Dhammaad Waqtigii Ay Sii Jiri Lahaayeen Al-shabaab” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xilligaan uu dhammaad yahay dagaalka ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab, islamarkaana ciidamada dowladda ay gaareen deegaanno hor leh. “Dagaalka Al-shabaab…
1 daqiiqo Roobab Ka Da’ay Gobolka Sool Oo Jaray Waddooyin Muhiim Ah Labadii maalin ee ugu dambeeyay waxaa deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Sool ka da’ay roobab saameyn ku yeeshay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha. Roobabkan da’ay ayaa waxay daad kusoo…