Ciidamada Dowladda Federaalka Oo Howlgallo Ka Wada Degmada Garbahaarey Ee Gedo Wararka ka imaanaya saakay oo Arbaco ah degmada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay halkaasi ka wadaan howlgallo la sheegay in amniga lagu… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Puntland: Waxaan Dilnay 112 Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka Puntland oo ka hadlay dagaalladii ay Al-shabaab kula galeen deegaanno ka mid ah gobollada Nugaal iyo Mudug ayaa tilmaamay iney dileen dagaalyahanno badan, kuwo kalena ay nolosha ku qabteen.…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Magaalada Baladweyne Kulamo Kala Duwan Kula Leh Waxgaradka Hiiraan Iyo Sh/dhexe Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shalay gaaray magaalada Baladweyne, xalayna ku hoyaday magaaladaasi ayaa wada kulamo gaar gaar ah oo uu la yeelanayo Odayaasha dhaqanka iyo sidoo kale qaar…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Cambaareeyay Qaraxyadii Maanta Ee Brussels Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Brussels ee dalka Biljamka kuwaa oo geystay khasaare kala duwan. War-saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Madaxweyne…
2 daqiiqo Faah Faahin:- Safarka Ra’iisul Wasaare Cumar Ee Magaalada Baladweyne (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira Xubnaha labada Golle ee Dawladda ayaa maanta gaaray magaalada Beladwayne ee xarunta gobolka…
2 daqiiqo Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka oo Kulan wadatashi ah la qaatay Xildhibaanno iyo Wasiirro ka Tirsan Galmudug Degmada Cadaado ee gobolka Mudug ayaa maanta waxaa mar kale lagu qabtay kulan looga hadlayo arrimaha federaalka iyo xuduudaha Dalka. Kulankan oo isugu jira wacyigelin iyo wada tashi arrimaha xuduudaha…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Magaalada Baladweyne u Tagay Xalinta Tabashada Waxgaradka Hiiraan Ee Shirka Jowhar Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in halkaasi uu goor dhaw gaaray Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Hiiraan,…
5 daqiiqo Aragti Kala Duwan Oo Laga Bixiyay Doorashada 2016 Iyo Lacagaha Lagu Bixiyo Xildhibaannimada Dooddan oo ahayd mid lagu falanqeynayo nidaamka doorasho ee dalka 2016-ka ayaa waxaa mas’uuliyiin ka qeyb galay barnaamijka ay ku kala duwanaayeen mugdiga ka muuqda habka loo marayo doorashada sanadkan…
1 daqiiqo Khasaare Ka Dhashay 3 Qarax oo Ka Dhacay Magaalada Brussels. Sawirro laga helayo social media ama Internet-ka waxaa ay muujinayaan qiiq ka baxaya goobta uu qaraxa ka dhacay ee bartamaha gagida diyaaradda. Qaraxa ayaa lagu waramayaa in uu ka dhacay…
1 daqiiqo Barakacayaal Ku Sugan Magaalada Baladweyne Oo Dalbanaya Gurmad Bini’aadannimo Oo Degdeg Ah Qoysaska barakacyaasha ee ku nool magaalada Baladweyne ayaa xilligaan ka cabanaya xaalad nolol xumo oo soo wajahday, waxaana ay ku baaqeen in loo gurmado. Kaamka Ugaas Khaliif waxa uu ku…