Dhibaatada Dhaqaale iyo Tan Siyaasadeed Ee Soo Gaaraysa Dalka Ingiriiska Haddii Uu Ka Baxo Midowga Yurub Sandkii 1973-dii ayaa Ingiriisku ku biiray midowga Yurub, waxaanuu ka noqday dowladda ugu muhiimsan dowladaha xubnaha ka ah midowga oo gaaraya 28 dowladood, Ra’iisul Wasaare David Cameron inta uu madaxda… 6 daqiiqo
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Weerar Lagu Qaaday Hoyga Xildhibaan Ibraahim Aadan Dhaayow Ee Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw Bambooyin lagu weeraray hoyga halkaasi uu ka degggan yahay Xildhiban Ibraahim Aadan Dhaayow oo ka mid…
1 daqiiqo Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga Oo Sheegay In Dastuurka Soo Socda ee Dalkaasi Laga Gudbi Doona Calmaanidda iyo Mucaaradka Oo Dhaleeceeyay Ismaaciil Kahramaan oo ah ra’iisul baarlamaanka dalka Turkiga ayaa sheegay In Dastuurka Soo Socda ee Dalkaasi Laga Gudbi Doona Calmaanidda, oo lagu dhaqmi doono diinta islaamka. Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga oo…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Oo Dib Ula Wareegay Deegaanka Deynuunay Ee Gobolka Baay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay dib ula wareegeen deegaanka Deynuunay ee gobolka Baay, kadib markii Al-shabaab ay saaka deegaankaasi dagaal ku qabsadeen. Abaare Salaaddii Subax ee…
2 daqiiqo Hoggaanka Ciidamada AMISOM Oo Beeniyay In ISIL Weerar Ku soo Qaadday Ciidankooda Joe Kibet afhayeenka AMISOM oo la hadlay Goobjoog News ayaa beeniyay warar sheeagaya in ISIL (Daacish) ay weerar ku qaadday ciidankooda oo marayey duleedka Muqdisho. “Kolonyo ciidankeena ah ayaa maqlay…
1 daqiiqo Baarlamaanka Somaliland Oo Muddo Kordhin U Sameeyay Guddiga Diiwaangelinta Ururada Siyaasadda Iyo Ansixinta Axsaabta Golaha wakiilada Somaliland oo fadhi ku yeeshay xaruntooda magaalada Hargeysa maalinimadii shalay ayaa muddo kordhin u sameeyay guddiga diiwaangelinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta. Kulanka baarlamaanka oo ay soo xaadireen…
1 daqiiqo Wasaaradda Amniga Puntland: Ammarada Aan Amniga Kasoo Saarnay Weli Lama Fulin Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa shiraa’id uu ku qabtay Magaalada Garoowe kaga hadlay qodobo la xiriira amaanka oo horay wasaarada Amniga Puntland u soo saartay balse aan…
1 daqiiqo UNICEF oo Sheegtay In Uu Hoos u Dhacay Khatarta Cudurka Duumada Ee Soomaaliya Hay’adda carruurta u qaabilsan Qaramada Midoobay ee markii magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano UNICEF ayaa sheegtay in xilligaan dalkeenna Soomaaliya ka yaraaday khatartii badneyd ee cudurka Duumada. Wakiilka UNICEF ee…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobolka Baay Wararka ka imaanaya deegaanka Deynuunay ee gobolka Baay ayaa ku waramaya in halkaasi ay ku dagaallameen ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Ciidamada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday…
3 daqiiqo Xildhibaanno ka Tirsan Galmudug Oo Soo Saaray Bayaan Ku Saabsan Habka Doorashada 2016 Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa soo saaray war-Murtiyeed ay kaga soo horjeedaan qodobada shirkii madasha wadatashiga heer qaran ee ku aadanaa habka doorashada 2016. Xildhibaanada ayaa Qodobbo kasoo saaray…