Hindise Sharciyeedka Axsaabta Qaranka Oo Maray Akhrintiisii 2-aad Guddiga arrimaha gudaha iyo maamulada gobollada iyo amniga ayaa waxay u soo bandhigeen xubaha baarlamaanka federaalka hindise sharciyeedka dhismaha xisbiyada siyaasadda. Xisbiyada siyaasaddu waxay kaalin weyn ka qaadanayaan horumarinta demuqraadiyadda… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Maalinta Dhirta Adduunka Oo Maanta Loo Dabaaldegayo (Warbixin) Maanta oo ah 17 bisha april waxay ku beegan tahay maalinta dhirta iyadoo meela ka mid ah dalka laga xuso, haddaba faa’iida intee la’eg ayey dhirtu leedahay. Dhirtu waxay ka…
2 daqiiqo Dadkii Kasoo Baracakay Deegaannada Daacdheer Iyo Kaxandhaale Ee Galgaduud Oo Gurmad Dalbaday Qaar ka mid ah qoysaskii kasoo barakacay deegaannada Daacdheer iyo Kaxandhaale ee waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa xilligaan sheegay in xaalad adag oo nolosha ah hayso, una baahan yihiin gurmad degdeg…
1 daqiiqo Magacyada 42 Xildhibaan Ee Ku Saxiixan Mooshinka Lagu Hakinayo Shirka Jowhar Mooshin ka dhan ah shirka Jowhar gogoshiisu ay ka furan tahay ayaa xubnaha baarlamaanka Federaalka ah si rasmi ah loo horgeeyay Sabtidii shalay isagoo ay ku saxiixan yihiin xubno xildhibaanno…
1 daqiiqo Maamulka Puntland oo lagu Eedeeyay Dhibaateynta Shacabka Kasoo Jeeda Koonfurta Dalka Aqoonyahannada maamulka Koonfur Galbeed oo kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxay ku eedeeyeen maamulka Puntland dhibaateynta dadka shacabka ah ee kasoo jeedda Gobollada Koonfureed ee…
1 daqiiqo Faah Faahin:- Koox Hubeysan Oo Haweeney Ku Dilay Degmada Hodon Ee Muqdisho Koox hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ku dileen Haweeney la sheegay inay ka mid ahayd ururuka haweenka waaxda October ee degmadaasi. Haweeneydaan ayaa lagu…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Oo ka Qeybgaley Furitaanka Shir Madaxeedka Amniga Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 5-aad ee Madasha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika (Tana High-Level Forum on Security in Africa). Shirkan…
3 daqiiqo Saciid Cabdulahi Maxamed Oo Sheegay In Uu Yahay Murashax Madaxtinimada Soomaaliya 2016-ka Saciid Cabdulahi Maxamed oo maanta wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News daqiiqado kadib markii uu ku dhawaaqay murashaxnimadiisa doorashada madaxtinnimo ee 2016-ka ayaa si cad u sheegay in uu yahay…
2 daqiiqo Baarlamaanka Federaalka oo Ansixiyay Heshiiska Iskaashiga Caafimaadka ee Soomaaliya iyo Turkiga Baarlamaanka federaalka Soomaliya ayaa maanta shir uu ku yeeshay xaruntiisa magaalada Muqdsho ku ansixiyay Heshiiska iskaashiga Caafimaadka ee Soomaaliya iyo Turkiga. Xubnaha baarlamaanka oo yeeshay kalfadhiga 8-aad kulankiisii 1aad ayaa…
1 daqiiqo Xildhibaan Ka Tirsan Koonfur Galbeed Oo Sheegay In AMISOM Lagula Xisaabtamayo Falkii Ay Maanta Ka Geysteen Buulomareer Xildhibaan Mahad Cabdi Dhoore oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed oo la hadlay Idaacadda Goobjoog ayaa si kulul u cambaareeyay fal maanta askar ka tirsan AMISOM ku…