Xildhibaan Goodax Oo Madaxweyne Xasan Sheekh Ku Eedeeyay Gadoodka Odayaasha Dhaqanka Hiiraan Ee Shirka Jowhar Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo wareysi Gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu mas’uul ka yahay gadoodka odayaasha Hiiraan ee Shirka Jowhar. Xildhibaanka ayaa… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Isgaarsiintii Ay Al-shabaab Ka Damiyeen Deegaanno Ka Tirsan Gobollada Mudug Iyo Galgaduud Oo Soo Laabatay Wararka ka imaanaya goballada Mudug iyo Galgduud ayaa waxay sheegayaan in ay dib hawada ugu soo laabatay Isgaarsiintii deegaanno ka mid ah goballadaasi ee hawada ka maqneyd kadib markii Al-shabaab…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Puntland Iyo Al-shabaab Oo Ka Billowday Gobolka Nugaal Wararka naga soo gaaraya gobolka Nugaal ayaa ku waramaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada maamulka Puntland iyo Al-shabaab uu ka billowday duleedka deegaanka Garmaal ee gobalkaasi. Dagaalkan ayaa ka socda…
5 daqiiqo Dhibaatada Biyo La’aanta Webiga Shabeelle Uu Ku Hayo Hiiraan iyo Labada Shabeelle (Sawirro) Biyo La’aan iyo abaaro ba’an ayaa ka jira gobollo badan oo Soomaaliya ah laakiin waxyeellada ugu badan waxaa ay soo gaartay malaayiin ku tiirsaneyd Webiga Shabeelle. Webiga Shabeelle, waxaa uu…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Dhiggiisa Talyaaniga Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Labada Dal Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga, ayaa kulan dheer la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga Matteo Renzi,…
2 daqiiqo Xildhibaan Fadhaye Oo Ka Warbixiyay Xaaladda Dhabta Ah Ee Ka Jirta Xabsiyada Muqdisho Guddiga dabagalka iyo U kuurgelidda xabsiyada dalka ee ka tirsan baarlamaanka Federaalka ayaa ka warbixiyay xaaladda dhabta ah ee ay ku soo arkeen maxaabiista ku xiran xabsiyada Muqdisho, waxayna sheegeen…
1 daqiiqo Maamulka Degmada Eyl Ee Gobalka Nugaal Oo Beeniyey In Al-shabaab La Wareegeen Deegaanno Ku Dhaw Degmadaasi Maamulka degmada Eyl ee gobalka Nugaal ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in rag ka mid ah Xarakada Al-shabaab ay tageen deegaanno hoostaga degmadaasi. Gudoomiye ku xigeenka degmadaasi Faysal Khaliif…
2 daqiiqo Kulamo Looga Arrinasanayo Sidii Lagu Sii Deyn Lahaa Shaqaale Hay’ad Samafal Oo Ka Socda Gobalka Gedo Shirar gooni gooni ah ayaa ka billowday Degmooyinka Beledxaawo iyo Baardheere kuwaas oo looga hadlayo qafaal degaanada Gobolka Gedo loogu gaystay shaqaale u shaqaynayay Hay’ada Bisha Cas ee Soomaaliyeed. Shirarkan…
2 daqiiqo Puntland: Dowladda Federaalka Lug Bay Ku Leedahay Weerarkii Garacad Ee Al-shabaab Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya inay ku lug lahayd weerar habeenkii xalay ahaa Al-shabaab ku qabsadeen deegaanka Garacad ee gobalka Mudug. Wasiirka Amniga maamulkaasi Cabdi Xirsi Cali…
2 daqiiqo Maamulka Jubbaland Oo Sheegay Iney Dileen Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab Maamulka Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada maamulkaasi ay howlgal ku dileen sarkaal sare oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab iyo sidoo kale ciidan la socday. Afhayeenka Ciidamada nabad sugidda…