Axmed Madoobe “Waa Nasiib Darro In Dhallinyarada Soomaaliyeed Ku Dhammaadaan Badaha” Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ugu horeen tacsi ka diray muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku geeriyooday doonidii ku qallibantay badda cad xilli ay doonayeen in Yurub ay usii gudbaan.… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Kulankii Baarlamanka Federaalka oo Maanta Buuq Ku soo Dhamaaday Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa buuq ku soo dhamaaday kadib markii la isku mari waayay ansixinta Ajandaha kulanka. Baarlamaanka ayaa kulankiisa waxa uu ahaa kalfadhigii…
1 daqiiqo Dowladda Turkiga Oo Dhiseysa Wadada 30-ka Ee Magaalada Muqdisho Guddomiyaha gobolka Banaadir iyo wafdi ka socda dowladda hoose magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa socdaal qiimeyn ah ku tagay wadada 30-ka ee magaalada Muqdisho oo la doonayo in dhawaan…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Tacsiyeeyay Dhallinyaradii Ku Dhimatay Doontii Ku Degtay Badda u Dhaxeysa Masar Iyo Liibiya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsiu u diray qoysaskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo doon ay la qalibantey xilli ay…
2 daqiiqo Cawaale Warsame: 5 Maalin Ayaan Dulsabeynayey Badda u Dhaxeysa Liibiya Iyo Masar Cawaale Warsame Sandhool oo ka mid ahaa dadkii shalay laga badbaadiyey doon ku qalibantay badda u dhaxeysa Masar iyo Liibiya ayaa Goobjoog News waxa uu kaga sheekeeyay sida ay wax…
3 daqiiqo Wasiir Caadil Sheegow “Ma Aqbali Karno In Dad Rayid Ah oo Jooga Puntland Loogu Waxyeeleeyo Koonfur Bay Kasoo Jeedaan” Wasiiru dowlaha xiriirka Baarlamaanka ahna xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Federaalka Caadil Sheegow Sagaar oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa maamulka Puntland ku eedeeyay iney dileen dad rayid ah…
1 daqiiqo Dowladda Federaalka Iyo Maamul Goboleedyada Oo Kismaayo Ku Leh Shir Looga Hadlayo Hannaanka Federaalka Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose waxaa ka soconaya shir ballaaran oo looga hadlayo hannaanka Federaalka, kaasi oo u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka. Xoghayaha joogtada ah…
2 daqiiqo Maamulka Degmada Wadajir Oo Sheegay Inay Wadaan Howlgallo Amniga Lagu Sugayo Maamulka degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay wadaan howlgallo ballaaran oo amniga lagu xaqiijinayo, si loo helo amni buuxa iyo kala dambeyn. Guddoomiyaha degmadaasi Axmed…
2 daqiiqo Waxgaradka Buulomareer: AMISOM Hadii Aan Nalaga Qaban Gacanta Ayaan Ula Tageynaa Waxgaradka ku dhaqan Deegaanka Buulomareer ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in hadii dowladda Federaalka Soomaaliya iyo beesha caalamka aanay degdeg wax uga qaban dhibaatooyin ay sheegeen in ciidanka AMISOM…
2 daqiiqo Shacabka Gobolka Hiiraan Oo Ka Aragti Dhiibtay Shirkii Madasha Ee Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan gobolka Hiiraan ayaa aragti kala duwan ka dhiibtay shirkii Madasha Wadatashiga qaran ee 12-kii bishan lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. Wariyaha Goobjoog ee…