Guddoomiye Jawaari “Laba Qodob Oo Muhiim Ah Ayaa Horyaalla Baarlamaanka Oo Uu Ka Shaqeynayo” Guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maanta khudbad ka jeediyay xarunta baarlamaanka furintaanka kalfadhiga 8aad kulankiisa koowaad ee gaarka ah, ayaa ka hadlay qorshaha baarlamaanka bilaha u… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Furay Kalfadhiga 8-aad Ee Baarlamaanka Kalfadhigii 8aad ee ugu dambeeya baarlamaanka 9aad ayaa maanta ka furmay xurunta baarlamaanka ee magaalada Muqdisho. Farutaanka kalfadhiga sideedaad kulankiisa kowaad ee gaarka ah ayaa waxaa furitaankiisa ka qeyb galay…
1 daqiiqo 5 Qof Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Degmada X/weyne Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa goor dhaw ka dhacay bannaanka hore maqaayad lagu magacaabo Al-hindi taas oo ku taalla degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho. Inta…
1 daqiiqo Roob Ka Da’ay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Gedo Oo Biyo La’aan Ay Ka Jirtay Roob xooggan ayaa ka curtay deegaannada waqooyi ee gobolka Gedo kuwaas oo xiray isku socodka degmooyin muhiim ah oo ku yaalla gobolkaasi. Maxamed Xaaji oo kamid ah dadka ku nool…
1 daqiiqo Mas’uul Ka Tirsan Jubbaland Oo Xaqiijiyey In Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka Duqeeyeen Degmada Jilib Mas’uul ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa xaqiijiyay jiritaanka diyaarado maraykan ah iyo ciidamo Soomaali ah oo beegsaday degmada Jilib ee Jubbada Dhexe. Guddoomiyaha deegaanka Kulbiyow ee gobolka Jubbada Hoose Maxamed…
1 daqiiqo Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Toogasho Ah Ku Fulisay Xasan Xanafi Xaaji Maxkamadda ciidamada qalbka sida ayaa saaka oo Isniin ah waxay dil toogasho ah ku filsay Xasan Xanafi Xaaji oo lagu eedeyay inuu ka dambeeyay dilka wariyeyaal lagu dilay magaalada Muqdisho.…
6 daqiiqo Xildhibaanno: Puntland ha Ogaato, Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiidna ha Fahmo !! Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo la soo xiriiray Goobjoog News iyagoo kala jooga Nairobi iyo London ayaa ku tilmaamay heshiiskii dhawaan Garoowe ee dowladda Soomaaliya iyo Puntland mid…
1 daqiiqo Isgaarsiinta Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Mudug Oo Dib Hawada Ugu Soo Laabatay, Maalmo Ay Maqneyd Kadib Labadii maalin ee aynu kasoo gudubnay waxaa hawada ka maqnayd isgaarsiinta degmada Hobyo iyo deegaanno kale oo hoostaga degmadaasi, hase yeeshee saacado kahor ayaa hawada dib loogu soo celiyey. Cabdullaahi…
1 daqiiqo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Ee Muqdisho Oo Maanta Arrimo Muhiim Ah Looga Doodayo Shirka madasha madasha wadatashiga qaranka ee magaalada Muqdisho ka socda ayaa maalintiisii Labaad galay, iyadoo Axadii uu furmay shirkaanna looga hadlayo arrimo badan oo muhiim ah. Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya…
2 daqiiqo Xasan Sheekh oo Sheegay in Madasha Looga Hadli Doono Nidaamka Doorasho, Arrimaha Nabad Galyada iyo Dastuurka Madaxweynaha federaalka ayaa maanta ka hadlay furitaanka shirka madasha qaran ee looga arrinsanayo nidaamka doorasho ee 2016-ka. Shirkan waxaa goobjoog ka ahaa sidoo kale ra’isul wasaaraha dalka Cumar Cabdirashid iyo…